Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aden Cadde International Airport ayaa sheegaya in maanta garoonka laga celiyay diyaaradihii…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa jawaab kulul ka bixiyay dooda ka taagan lahaanshaha magaalada Muqdisho iyo caasimadda…
Weerar koox hubeysan galabta ku qaadeen gaari siday shaqaale Turki ah oo marayay xaafada Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho…
DHAGEYSO Nabadoon Axmed Diiriye: “Gobolka Banaadir Hawiye ayaa leh inta kalena marti ayay ku tahay…”
Nabad-doon Axmed Diiriye Cali oo ka mida odayaasha dhaqanka Koonfurta Soomaaliya ayna afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye si…
Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa saakay helay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la damacsanaayeen in…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa loona diyaariyay in lagu qarxiyo goobo muhiim ah ayaa saaka lagu qabtay…
Kooxo ku hubeysan Bistooladoo ayaa Caawa geystay fal dil ah oo fool xun kadib markii ay masaajid dhexdiis ku dileen…
Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dab weyn uu caawa qabsaday Isbitaalka Banaadir ee hooyada iyo dhallaanka…
Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sida ayaa xukun kale ku riday eedeysanayaashii maleegay qaraxii lagu dilay weriya Hindiya Xaaji Maxamed,…
Dowladda Soomaaliya ayaa xil cusub ku soo kordhisay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo maanta lagu dhawaaqay Maareeye…
Taliyaha Booliska gobolka Banaair General Cali Bare Xersi (Cali Gaab) ayaa sheegay in loo baahan yahay in la iska kaashado…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maanta la sheegay inuu xariga ka jaray dayactir lagu…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magacayda shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliska iyo darajooyinkooda oo saaka lagu dilay qaraxii ka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka dalbaday Baarlamaanka Soomaaliya inuu caddeeyo kaalinta ay Muqdisho…
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa fashilyay qarax lagu soo xiray mootada Bajaajta oo la doonayay in lagu fuliyo qarax weyn…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ka dhacay saaka aroornimadii, qaraxa ayaa ka dhashay Mooto Bajaaj ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarixii saaka ka dhacay xarunta gaadiidka Booliska degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho kadib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta…
Munaasabad lagu xusayo maalinta Haweenka Caalamka ee 8-Da Maarso ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lacag ugu deeqay dhismaha Jidka isku xira Muqdisho iyo Hobyo oo dhismihiisa dhowaan la bilaabay ayna…
