Browsing: Banaadir
Wasaaradda Amniga Gudaha xukumadda Soomaliya ayaa shaacisay qaabka cusub ee loo sugayo ammaanka caasimadda Muqdishom waxayna digniin u dirtay shirakadaha…
Qisadan waxay ku saabsan tahay muwaadin Soomaali ah oo la shaqeyn jiray shirkadda Favori ee gacanta ku heysta Garoonka Aadan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta soo saaray amar ah inaan la xiri karin…
Qaraxyadii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel SYL iyo Beerta Nabadda, waxaana dadka ku dhintay waxaa ku jiray…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale kadib shaqaaqadii maanta ka dhacday Isbitaal Digfeer…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaalada Isbitaalka Digfeer (Ordogan) ay u diideen guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ee Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in falalka amni xumada ah ee…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka oo maanta la hor geeyay Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo Alshabaab u qaabilsanaa dilka…
Ninka ku caan baxay dilka weriyeyaasha Xasan Xanafi Xaaji ayaa maanta la soo taagayaa Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Muqdisho,…
Xildhibaan Khadiijo M. Diiriye:” Taliyaha NISA mooshin ayaan ka gudbineynaa marka shirkan dhammaado”
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo hadal ka jeedisay kulanka Baarlamaanka su’aalaha ku weydiinayaan Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa si…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa u sheegay guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir inay iyagu mas’uul ka yihiin…
Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugidda ay kala eryeen koox yar oo ka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, haddana ka mida madaxda xisbi siyaasadeedyada dalka ayaa waxba kama jiraan…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa xalay Suuqa ugu weyn magaalada ee Bakaaraha ku dilay labo qof oo la sheegay in ay ahaayeen…
Shir jaraa’id oo Muqdisho ka dhacay xalay kadib kulamo xiriir ah oo ay yeesheen Guddiga amaanka dalka ayuu ku dhawaaqay…
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar madaafiic ah lagu qaaday xerada Maslax ee…
Kadib habeen qaraxyo iyo argagax ay magan u noqotay Muqdisho oo weerar kale Alshabaab ku qaaday Hotelka SYL, waxaa dadka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa tacsi tiiraanyo leh…
DAAWO SAWIRRO: QARAXYADII LALA BEEGSADAY HOTEL SYL & BEERTA NABADDA HOOS KA DAAWO SAWIRRADA QARAXYADA [DIGNIIN WAXAA SAWIRADA KU…
AKHRI: QAABKA ALSHABAB U QORSHEYSAY WEERARKII BEERTA NABADDA & HOTEL SYL {WARBIXINTA GOOBJOOGE.COM} Kooxda Alshabaab ayaa abaabushay weerar mattaane ah…
