Browsing: Banaadir
Mas’uuliyiinta dowladda iyo saraakiisha ciidamada ee deganaa Hotelka SYL ayaa caawa laga daadgureeyay halkaasi kadib weerarkii ay dhow jiho uga…
Wararkiu ugu danbeeyay ee weerarkii isugu jiray qaraxyada is miidaaminta iyo weerarka tooska ah ee Alshabaab ku qaaday Hotelka SYL…
UPDATE Hay;adda nabadsugidda ayaa xaqiijisay inuu jiro weerar ay rag hubeysan ku qaadeen Hotelka SYL, waxayna NISA bartooda twitter ku…
Kooxda Alshabaab ayaa goor dhoweyd sheegatay inay ka danbeysay qaraxyadii is xigay ee ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Beerta…
Qarax kale ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho kadib 40 daqiiqo qaraxii xoogga badnaa ee dhowaan ruxay magaalada Muqdisho oo la…
Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa caawa fiidkii lagu weeraray Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyado wararka hordhaca ah…
Qarax aad u xoog badan ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada. Qaraxa ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay 20 qof ay u soo qabatay weerarkii hoobiyayaasha lagu garaacay Madaxtooyada Khamisitii shalay ee qasaaraha…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan…
Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa howlgal habeenimo ah ka fuliyay magaalada Muqdish, kaasoo la sheegay in lagu adkeynayo ammaanka caasimada kadib markii…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay Duqa magaalada Istanbul Dr. Kadir Topbas, iyagoo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad loo haystay 6 eedeysane oo uu ku jiro Shaqsigii Gaariga Qaraxa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ay dhageysan doonto dacwad…
Shirkadda Daallo Airlines ayaa dib uga howl bilowday garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo ay maanta kasoo degtay diyaarad…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay ciidamadeedu ay Muqdisho ku soo qabteen sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab. War…
Howlgal ay Ciidanka Nabadsugidda ee NISA ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo qabtay horjooge la sheegay…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay caqabadaha ka hor yimid qorshe ay dooneyaan in loogu hiiyo AFKA…
Siyaasiga ka mid ahaa hogaaamiyeyaashii hore ee Muqdisho Muuse Suudi Yalaxoow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaalada wadooyinka burbursan…
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan…
Dibadbax balaaran oo ku saabsan xuquuqda bulshada degan caasimadda ku leeyihiin dowladda cusub ee sanadkan iyo aqalka sare ee Baarlamaanka…
