Browsing: Banaadir
Maamulka gobolka Banaadir ayaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ku maamuusay xalay da’ yartii xulka 11-jirrada oo…
Siyaasiga iyo weriyaha hore Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qeylo dhaan ka soo saaray baaritaanka ka socda garoonka diyaaradaha Muqdisho,…
Ciyaartoyda da’ yarta Soomaaliya ee ka qeyb galay koobkii Jeem ayaa xalay ku sugnaa garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani) ayaa hakiyay bedburburinMaamulka gobolka Banaadir oo kaashanaya ciidamada ammaanka ayaa saakay billaabay howlgal…
Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta barqanimadii ay kooxo hubeysan oo watay Gaari Kaarib ah ay…
Weerar qorsheysan oo goor dhow ka dhacay xaafadda Buuloxuubey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu dilay…
Ciidamo ka tirsan Booliska oo si gaara u tababarran oo wata Eeyo loo adeegsado baaritanka ayaa la geeyay garoonka diyaaradaha…
Waxaa xalay goor danbe lagu guuleystay in la damiyo Dabkii qabsaday y Suuqa Weyn ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho…
Qasaare ba’an ayaa ka dhashay dab ka kacay caawa suuqa weyn ee degmada Wadajir magaalada Muqdisho, kadib markii suuqaasi dab…
Kooxda Alsahbaab ayaa sheegatay inay ka dambeysay dilka Muxyadiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo hore usoo noqday Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda KMG…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu dab qabsaday suuqa weyn ee degmada Wadajir magaalada Muqdisho.…
Allaha u naxariistee waxaa duhurnimadii maanta ku geeriyooday qarax gaarigiisa loogu soo xiray waxyaabaha qarxa Wasiirkii hore ee Gaashandhigga Soomaaliya…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ka dhashay miino lagu xiray gaari uu watay…
Wassaarada Howlaha Guud iyo Guddiga Gaadiidka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa joojiyay dhisme ka socday degaanka Bangaaiyada oo u dhow oo…
Diyaaradda Turkish Airlines oo duulimaadyadeeda Muqdisho ay hakad galeen tan iyo bilowgii bishan Febraayo ayaa maanta ka degtay garoonka Aadan…
Ururka Al-Shabaab, ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii diyaaradda Daallo Airline ee horraantii bishan February lagu qaaday iyadoo markaasi ka duushay garroonka…
Kadib dhacdadii lagu qarxiyay diyaaradii Daallo Airlines ee ka duushay Garoonka magaalada Muqdisho 2-dii Bishab Febraayo waxaa aad loo adkeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidanka Asluubta kana mid ahaa ilaalada Xabsiga Dhexe ee…
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa la yimid qorshe cusub oo lacag looga qaadayo dadka degan magaalada Muqdisho, waxanaa shalay…
