Browsing: Banaadir
Dadaa lagu deminayo dab xoog leh oo ka kacay xerada Qaxootiga RAJO ee degmada WADAJIR oo ay degan yihiin dad ka soo…
Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo joogto u tegi jirtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa hakisay safaradeedi Magaalada Muqdisho, iyadoo taas badelkeedana…
Dhowaan diyaarad kuwa xamuulka ah, ayaa si dhakhso ah loogu dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu ka muuqdo…
Hay’adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa ka hortegay weerar la damacsanaa in lagu qaado xarunta hoggaanka Denbi baarista ee…
Sidee loo abaabulay qarxinta diyaaradii Daallo Airlines ee Hawada Magaalada Muqdisho ku qaraxday kadib markii ay 20 daqiiqo ka duushay…
Sidee loo abaabulay qarxinta diyaaradii Daallo Airlines ee Hawada Magaalada Muqdisho ku qaraxday kadib markii ay 20 daqiiqo ka duushay…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bah dilay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xilli ay ka dhoofayeen maalintii…
Dowladda Somalia ayaa weli wada baaritaanka dayuuraddii Daallo ee qaraxa la doonayay in lagu soo rido ka badbaaday Talaadadii la…
Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa mar kale soo bandhigtay muuqaal rasmi ah oo muujinaaya qaabkii loo fududeeyay qaraxii…
KA DAAWO HALKAN SIDII DHAGAR QABAYAASHII MALEEGAY QARAXA DIYAARADDA DAALLO AY U QORSHEEYEEN QARXINTA DIYAARADDA OO LOO ADEEGSADAY LAPTOP. HAY’ADDA…
Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ka badan 20 ruux loo xir xiray Qaraxii ka dhacay gudaha Diyaaradii Daallo…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qaabkii loo maleegay qaraxii diyaaradda Daallo Airline lala beegsaday oo loo xiray in ka…
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa ku dhawaaqay in diyaaradda Daallo qaraxa ka dhacay…
Dowladda Federaalka ayaa shaacisay in diyaaradii Daallo Airlines ee ku jirtay duulimaadka D3159 loo adeegsaday qarax is miidaamin ah oo…
Kooxo hubeysan ayaa goor dhoweyd toogasho ku dilay Taliyihi Nabadsugidda degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho Cabdall Dabeyl xilli uu marayay…
War laga helay saraakiisha dowladda Federaalka ee baaritaanka ku wada diyaaradda Daallo Airlines ee Arbacdii degdeg ugu soo laabatay garoonka…
Dowladda Soomaaliya ayaa caawa xaqiijisay warkii uu qoray xalay Wadani.com ee Ku saabsanaa magaca iyo qofka uu yahay ninka ka…
Wasiirkii hore Caafimaadka ee Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Farmaajo Wasiir Aadan Xaaji Ibraahim ayaa dalbaday gargaar caafimaad dibada ah, isagoo ku…
Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ka mid Durriyadda reer Imaam Cumar ee Duubka Mudulood ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq uu doonayo…
Ganacsatada magaalada Muqdisho iyo kuwa rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa si weyn uga biyo diiday bixinta canshuur kordhin ay kusoo rogtay…
