Browsing: Banaadir
Waxaa saaka la sheegay inuu magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA Fahad…
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo shalay baaqatay ayaa maanta ka degatay Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee…
Wasaaradda Howlaha Guud ee xukuumadda Federaalka ayaa war kasoo saartay dhulkii maanta ay laba ciidan ku dagaalameen ee degmada Hodon…
Afhayeenka ciidamada Booliska ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar gaan agagaarka Isgoyska Banaadir, Degmada Hodon ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal laba ciidan oo ka wada tirsan askarta dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho.
Agaasimaha Hay’adda NISA ee uu magacaabay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Jen. Bashiir Maxamed jaamac ayaa qaadatay tallaabadii ugu horeysay,…
Maxkamadda ciidmada Qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi oo 15 sano ah ku riday laba nin oo lagu helay inay…
Aabaha dhalay Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska gabadhiisa iyo tallaabada uu qaadayo si arrinteeda loo…
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar ayaa faahfaahin ka bixiyay Shirkii shaki badan laga muujiyey oo ay yeesheen…
Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa qabatay Dawcad lagu soo oogay Madaxda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA oo salka…
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa digniintii ugu danbeysay u diray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dhaqdhaqaaq ciidan ka jiro xarunta weyn ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka…
Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure ayaa kashifay Hees loo qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo xilligii uu muddo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka iyo agaasimaha cusub…
Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasin Xaaji Dahir ayaa jawaab ay shuruud ku xiran tahay u diray Ra’iisal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA,…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa gudoomiye cusub u magacabay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa degdeg ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, kadib amar kasoo baya Ra’iisal…
Xog cusub ayey bixisay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii hay’adda NISA ay sheegtay inay u gacan gashay Alshabaab,…
Odayaasha dhaqanka Beesha Gaaljecel ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho klasoo saaray go’aankooda ku saabsan arrinta Ikraan Tahliil Faarax.
