Browsing: Banaadir
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka noqday fasax la siiyey shaqaalaha Gobolka Banaadir oo maanta u bilowday munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed.
Dabley Burcad ah ayaa xalay toogasho ku dishay wiil dhalinyaro ah oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida jaamacadaha…
Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiiska gabadha Ikraan Tahliil Faarax ee…
Mugdi ayaa hareeyey kiiska Gabar 23 sano jir ah oo lagu magacaabo Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii la waayey 26-kii…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Agaasime Wasaaradeed ay sheegtay inuu ka tirsanaa xukuumadda Federaalka.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ayaa Maanta xukun ku riday Ninkii ku caan baxay Dhaca Dumarka, oo qirtay inuu ilaa 30 jeer…
Hooyo Soomaaliyeed oo degan dalka Turkiga ayaa ka codsatay Madaxda Dowladda Soomaaliya inay gacan k siiyaan sidii loo heli lahaa…
Wiil dhalinyarro ah oo ka mida ciidamadii loo qaaday dalka Eritrea, balse kasoo goostay oo ay soo bandhigtay Puntalnd ayaa…
Tiro madaafiic ah oo xalay lagu weerarray xaruna Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa mas’uuliyadda sheegtay Alshabaab.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Faarax Maxamuud Qaroole.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax weyn oo saaka lala beegsaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo ahaa mid loo adeegsadya Gaari laga…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka isgoyska Banaadir.
Waxaa maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida maanta la hor geeyay eedeysane C/fataax Cali Cumar oo dhowaan ciidamada Booliska ay soo bandhigeen,…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir sanad dugsiyeedka 2020/2021.
Booliska oo qabtay Nin garaac ku dilay wiil ay ay dhashay Xaaskiisa, soona bandhigay Shan Burcad ah…
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey in gacanta ay kusoo dhigeen nin ku eedeysan inuu garaac ku dilay wiil shan sano…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dilal khaarijin ah oo Alshabaab ka fulisay degaanka Ceelashada Biyaha iyo Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Nin Burcad ahaa Dil iyo dhac ka geystay degaanka…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii is-miidaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo Galabtaka dhacay Magaalada Muqdisho.
