Browsing: Banaadir
Booliska magaalada Muqdisho ayaa xarunta CID-da kusoo bandhigay Burcad dhac kala duwan ka geystay xarumo gacansi, Mooto iyo dad caadi…
Jaamacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid canshuuro uu kusoo rogay maamulka Gobolka Banaadir, iyagoo cabasho ka muujiyey…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil Duhurnimadii Jimcaha maanta ka dhashay magaalada Muqdisho.
Ciidaaada dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hortegay oo joojiyey bannaanbax ay dhigayeen waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea.
Dagaal muddo kooban socday ayaa degaanka Xaawo Cabdi duleedka Muqdisho ku dhex maray dagaalamayaasha Alshabaab iyo ciidamada Booliska gaarka ah…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne, waxaana sheegtay kooxda Alshabaab.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir oo loo geystay sarkaal…
Waxaa caawa qaraxyo dhowr ah laga maqlay caasimadda Muqdisho, iyadoo ay Miino ku qarxday Gaari marayey agagaarka Isgoyska Taleex ee…
Xildhibaabo iyo Senatoro ka ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa sameeyay Guddi la socda xaaladda askarta ku maqan daka…
Dab xoog leh ayaa ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo ee Isgoyska Black Sea, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Waxaa sii kordhay qasaaraha qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan, iyadoo dhaawacyo badan la geeyay isbitaallada Muqdisho.
Booliska oo xiray Darawallo Bajaaj oo maanta bannaanbax ka dhigay Muqdisho, kadibna lagu sii daayey…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa xiray qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajleyda ah ee maanta bannaanbax looga horjeedo maamulka Gobolka…
Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helayaa qarax uu fuliyey qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Xerada ciidamada ee Genaraal Dhega…
Taliyihii hore Booliska gobalka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Joon) ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Waxaa xalay Xaafadda Galmudug, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho laga helay meydka gabar dhalinyaro ah oo la dilay.
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in la qabtay koox dhalinyarrada ka dhoofin jirtay magaalada Muqdisho. kadib howlgal ay ciidamada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad casuumaad ah loogu sameeyay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir oo markii…
Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka bilowday bannaanbax lagu dalbanayo in dib loo soo celiyo askarta ku maqan dalka Eritrea.
Alshabaab ayaa falal qaraxyo iyo dil ka fulisay caasimadda Muqdisho iyo degaanka Jazeera ee Gobolka Sh/hoose.
Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa galabta kormeer dhoolatus ah ku tegay wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye,…
