Browsing: Banaadir
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa farriin cusub kasoo saaray Bannaanbaxa ay ku dhawaaqeen inuu Jimcaha ka dhacayo magaalada Muqdisho.
Cudurka Covid-19 ayaa si weyn uga laba kacleeyay Soomaaliya iyo iyo gaar ahaan caasimada, waxaana 24-kii saac ugu danbeeyay Muqdisho…
Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ayaa sallaan iyo raaligelin ugu tegay Imaamka Beelaha Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay bannaanbax Nabadeed oo Jimcaha ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dalbanayo Doorasho dalka ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka laabtay amar xalay lagu xiray qeyb ka mida Isgoyska…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa si kulul uga hadlay dhagxaan xalay lagu xiray qeyb ka mid isgoyska Dabka ee…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Warr kasoo saaray Haween lagu dilay degmada Deyniile oo meydadkooda lagu arkay xaafad ka tirsana…
Wararka laga helayo degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaaya in saakay meydadka saddax qof oo haween ah lagu arkay…
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa Caaw dhagxaan ku xiray Isgoyska muhiimka ah ee Dabka oo ah barta labaad ee laga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari uu la socday Nabadooonno caan ah ay ciidamada Dowladda ku rasaaseeyeen…
Dadka degaanka Siinka Dheer eemagaalada Muqdisho ayaa arkay meydadka afar qof oo xalay la sheegay in la soo dhigay degaankaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Waaxda Kacaan, degmada Hodan ee gobalka Banaadir.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa la sheegay inuu lacag malaayiin Doollar ah ka qaatay Qasnada Maamulka…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho xariga laga jaray xarun lagu diiwaangeliyo Diyaaradaha, isla markaan ruqsad siineysa Xirfadlayaasha Duuliyeyaasha ah.
Iyadoo xaaladda Amniga caasimadda Muqdisho ay sii xumaatay muddooyinkii ugu danbeeyay ayaa waxaa si aan hore loo arag u kordhay…
Qarax xoog leh ayaa Caawa laga maqlay degmoooyinka caasimadda Muqdisho, iyadoo faahfaahinta qaraxaasi ay soo baxeyso.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kaso baxeysa qarax caawa ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa miinada…
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa qarxiyey tuhun ku saabsan cidda ka danbeysay dilka Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ku…
Digniin cusub oo amni ayaa laga bixiyey weerarro hor leh oo Alshabaab ka fuliso caasimadda Muqdisho, kadib weerarkii shalay iyo…
