Browsing: Banaadir
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ciidamada ay ka sameeyeen xaafado ka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaaminaya Madasha Qaran ee Xisbiyada mucaaradka ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo laba…
Gaari Miineysan ayaa goor dhoweyd lagu qarxiyey mas’uuliyiinta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kadib gurmad ay u sameeyeen guddoomiye waaxeed…
Kooxo hubeysan ayaa maanta dil khaarijin ah ka fulisay gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa ka digtay amni darro ay dheegtay inay ka dhalan doonto dekadda magaalada…
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegtay weerar shalay ka dhacay degaanka Xoosh, degmada Dharkeyneynley ee magaalada Muqdisho.
Nin hubeysan oo ka tirsan Dableyda Alshabaab ayaa weerar ku qaaday maanta ciidamo ka tirsan Booliska oo ku sugnaa xaafadda…
Maxamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday 11 Qof oo ku eedeysan weerarkii…
Jid muhiim ah oo muddo sanado ah u xirnaa safaarado kala duwan ayaa waxaa hadda socda howl adag oo dhagxaanta…
Askari ka tirsanc iidamad Booliska ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ka mid ahaa koox dooneysay inay khaarijiso,…
Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo maanta laga sii daayey xabsiga Godka Jilacow oo uu muddo 5 maalin ku dhowaad ah…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo muddo shan maalmood ah u xirnaa Hay’adda Nabadsugidda…
Odayaasha, Siyaasiyiinta iyo Dhalinyaradda Beesha Hawiye ayaa war kasoo sartay taliyaha guutada 16aad ee ciidamada Danab Ismaaciil C/maalik Maalik oo…
Alshabaab ayaa shaacisay inay maqaalada Muqdisho iyo degaanka Ceelasha biyaha ka geystay falal lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan NISA iyo…
Faahfaahin: Qarax Muqdisho ka dhacay oo lagu beegsaday Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha
Qarax nooca miinada ah ayaa lala beegsaday agaasimaha Hay’adda Jinsiyadaha iyo Socdaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi.
Saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho iyo madaxda ururrada saxafiyiinta ayaa maanta Muqdisho ka dhigay bannaanbax ay ku dalbanayaan in la…
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Gabar ka warbixisay sida ay uga soo badbaaday Haweeney iyo Nin Gaari ku afduubtay magaalada Muqdisho
Gabar kasoo badbaaday afduub loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixisay qaabkii ay haweeney Gaari yar wadata iyo nin…
Koox aan la garaneyn ayaa maanta xaafad la tirsan magaalada Muqdisho ka afduubatay gabar 6 sano jir ah, iyadoo aan…
Xalay xilli danbe ayey ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya gurigiisa kala baxen Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow, kadibna ay si xoog leh…
