Browsing: Banaadir
Ciidamo Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay gurigiisa kala baxay Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo ah weriye caan ah, kana…
Sii-haya Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaaciyay inuu shaqo bilaabay Khad labaad oo Internet ah,…
Cillad khadka Internetka ah ayaa saaka qabsaay Gobollada Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya. waxaana si weyn hoos ugu dhacay awoodii Internetka…
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliye ee NISA ayaa gurigiisa kala baxay xalay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad lagu caleemo saarayo Imaam cusub oo Beesha Abgaal yeelato, kadib khilaaf in muddo ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu bannaanbax ka socdo xaafad ka mida degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee Koofiyad-Casta ay saaka xireen wadadda muhiimka ah…
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa war kasoo saaray xuska sanadguurada saddexaad ee qarixii Soope oo dad ku dhow…
Hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay qabatay Maado loo adeegsato Qaraxyada iyo shaqsiyaad ay sheegtay inay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad loo qabtay furitaanka qaar ka mida wadooyinka Muqdisho…
Ciidamo ka dowladda Soomaaliya ee Booliska iyo Milateriga ayaa maanta ku dagaalamay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho,…
Qaar ka mida Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa xalay laga qaaday dhagxaantii waaweyn iyo jidgooyadii taalay muddo sanado ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay maanta suuqa Bakaaraha toogasho ku dishay ciidamo ka tirsan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tegay qaar ka mida Isbitaallada Muqdisho xilli saacado loo…
Alshabaab ayaa shaaisay in weerar qorsheyan ay maleeshiyadeeda ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada degaanka Dowlada Hoose ee Muqdisho.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maalinti labaad xiray wadooyinka muhiimka ah ee caasimadda, gaar ahaan jidka weyn ee Maka Almukarama.
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa digniin culus u diray madaxda sare ee dowladda Federaalka, gaar ahaan Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna ku…
Qaar ka mida wadooyinka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe ciidamada Booliska ay ka qaadeen Dhagxaan waaweyn oo lagu xiray wadooyinka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Meydka qof saaka aroortii lagu arkay Xaaladda Salaama ee degmada Howlwadaag, inta…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay Qarax is-miidaamin ah oo maana ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay sarkaal ka tirsanaa…
