Browsing: Banaadir
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadya sarkaal…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay eedeysane lagu helay inuu fal kufsi ah…
Ciidamada Amniga dowlada federaalka Soomaaliya ee NISA ayaa magaalada Muqdisho ku xiray Ganacsato iyo Gaadiidley lagu tuhmaayo inay xiriir la…
Ra’iisal wasaare Rooble oo kulan ugu yeeray Taliyeyaasha Ciidamada Dowladda (Hal Taliye oo xaadiray)
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida iyo Laamaha…
Shirkadaha Diyaaradaha ee isaga goosha Gobollada dalka ayaa shaqo joojin ku dhaqaaqay saaka garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska iyo Kumaandooska Danab ee dabley ka tirsan Alshabaab ku dileen magaalada…
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka si rasmi ah ugala wareegay Ra’iisal wasaare ku xigeenkii uu…
Ciidamada Amniga ee degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay Nin la sheegay inuu doonayey inuu Hoobiye ka tuuro…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ayaa kulan Casho sharaf ah ugu yeeray xildhibaannada labada Gole ee kasoo jeeda Beesha…
Nafaafadda Caasimada Muqdisho ayaa aad u liidata iyadoo maamulka Gobolka Banaadir oo dhaqaale badan canshuur ahaan uga qaada dadka uu…
Waxaa maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir maanta la hor geeyay Ragga ku eedeysan kiiska Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo 11-kii bishan…
Ehelada Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo Muqdisho lagu kufsaday, laguna dilay waxay sheegeen in mas’uuliyiin sare faragelin ku hayaan Kiiska,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hotel ku yaalla degmada Xamar-jajab laga helay meydka Sarkaal iyo darawal ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Darawal Mooto Bajaaj si bareer ah loogu caasimadda.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa Qarax miino oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen Maleeshiyadii Alshabaab ee…
Waxaa soo shaac baxay kiis cusub oo kufsi naxdin leh, kadib markii gabar aad u yar oo 5 sano jir…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in arrinta metelaadda Gobolka Banaadir ayaa War quus ah ka sheegay metelaadda Gobolka…
Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka socda dadaal lagu soo badbaadinayo qof ku xayiran Diyaarad saaka ku…
Ciidamo gadoodsan ayaa maanta xirtay qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan wado soo gasha Madaxtooyadda Somaliya ee…
Taliska Booliska Soomaaliya iyo Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegay in la qabtay xalay Saqdii dhexe eedeeysane lagu tuhunsan yahay kiiska…
