Browsing: Banaadir
Taliska Ciidamad Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin cusub ka bixiyey kiiska dilka kufsiga maxruumad Xamdi Maxamed Faarax oo Jimcihii ka dhacay…
Wararkii ugu danbeeyay kiiska dilka iyo kufsiga Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo Jimcihii ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho…
Waxaa isa soo taraya warar ku saabsan in faragelin lagu hayo kiiska dilka iyo kufsiga la sheegay in loo geystay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad careysan oo isugu soo baxay Daartii lagu kufsaday gabar dhalinyaro ,…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay fal naxdin leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii meydka Gabar dhalinyaro…
Waxaa maanta magaalada Muqisho agu aasay Gabar dhalinyaro ah oo ehelkeeda ay sheegeeen kufsi loogu geystay degmada Waaberi ee magaalada…
Afhayeenka ciidamada Booliska Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa sheegay in qaraxyadii caawa ka dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ay…
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Muqdisho, waxaana la xiray inta badan wadooyinka gala ama ka baxa Madaxtooyada…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay qarixii is-miidaaminta ahaa ee shalay galabtii ka dhacay goob laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada…
Sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee loo yaqaan (Koofiyad-Casta) ayaa la sheegay inuu ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ahaa oo galabta ka dhacay Maqaayad ku taalla Bar laga ilaaliyo Madaxtooyada…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad goor dhoweyd ka jeediyey shir soo dhoweyn ah oo beelaha Muqdisho ugu sameeyaan…
Dood aad u culus ayaa ka dhalatay natiijada imtixaankii Dugsiysada Sare ee dalka oo ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya,…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta bilaabay dhaqdhaqaaq siyaasadeed, kadib markii uu muddo 5 maalmood ah ku sugnaa caasimadda…
Koox burcad ah ayaa xlaya agaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyaro ahaa oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino oo xalay ka dhacay meel u dhow goob laga ilaaliyo Madaxtooyada Sooamaliya,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax iyo rasaas maanta ka dhacay Jidka Balcad , agagaarka Warshadda Xeyle Bariise, markii…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si toos ah u iftiimiyey doorka uu qaadanayo Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho xilli markaasi lagu soo dhoweeyay…
Madaxweynayaasha JUbbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho oo ay…
