Browsing: Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii ka qaaday qaar ka mida Guddoomiyeyaasha degmooyinka magaaladda, isagoo magacaabay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ciidamadii ugu badnaa oo ilaalo ah u diray magaalada Muqdisho, kuwaasoo ku hubeysanaa hubka…
Waxaa si weyn loo adkeeyay amniga magaalada Muqdisho, iyadoo saaka la xiray wadooyinka muhiimka ah ee gala, kana baxa Xarunta…
Hay’adda Duulista Rayidka Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay cilad ku dhacday diyaarad ay leedahay Shirkadda Turkish Airlines oo siday dad gaaraya…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday ganacsade la sheegay in lagu helay inuu furtay Banki sharci darro ah iyo…
Nabaddoonka Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa faahfaahin ka bixiyey fal lagula kacay oo looga hor istaagay inay tagaan magaalada…
Iyadoo madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam la filayo maanta inay tagaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa…
Waxaa xalay iyo saaka si weyn loo baahiyey war ku saabsan in Ra’iisal Wasaarihii hore ee Xasan Cali Kheyre laga…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Khamiis 27 Ogost 2020 ah xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday agaasimeyaal ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo la sheegay in Miino la dhigay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan dood badan dhaliyey oo shalay ilaa xalay dhex maray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dishay nin Nabadoon ah xaafad ka tirsan…
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhowaan wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ku wareejisay dugsiyada Hoose/ Dhexe iyo Sare ee magaalada Muqdisho ayaa…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Xukun xabsi culus ah ku riday agaasimeyaashii ugu waaweynaa wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ee loo heystay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay Isgoyska Dabka iyo agagaarka guriga taliyaha ciidamada…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka…
Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maqribkii Caawa rasaas ku furay Isgoys mashquul badan oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in shaqadii laga joojiyay taliyihii Saldhigga Degmada C/casiis, isla markaana la xiray askartii ilaalada…
Afhayeenka Maleeshiyada Alshabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarro ay ka geysteen Muqdisho, Gobolka Bay iyo Sh/Hoose oo lagu dilay…
Waxaa Isbitaalka Digfeet ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Faa’isa Ibraahin Yuusuf (Faaisa Beela) oo ahayd fanananad dhaawac culus ka soo…
