Browsing: Banaadir
Kulan lagu soo gabagabeenayay muran ka taagnaa dhul cabirkiisu yahay 2000x400M oo kuyaala deegaanka Jaziira gaar ahaan xaafada Geeda-fuul oo…
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii ugu dambeeyay dilal kala duwan ka geystay Muqdisho iyo degaanka Ceelasha Biyaha…
Afhayeenka Ciidamada Booliska Kabtan Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) a oo ayaa shaaciyey in la qabtay laba Nin oo midkood uu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa ka qeyb galaya bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhacay Isgoyska…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, kaasoo ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka Banaadir.
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen wasiirrada iyo xildhibaanada dowladda federaalka ku matala qowmiyadda Soomaaliyeed ee Banaadiriga, ayaa laga…
Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Allaha u naxariistee Fanaankii caanka ahaa Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dheer xanuunsanaa.
Koox dabley ah ayaa maanta dil gaadmo ah ka fulisay magaalada Muqdisho, kasoo lagu khaarijiyey askari ka tirsan ciidamdaa Amniga.
Faahfaahin dheerad ah oo laga helay kulan ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen inta badan xildhibaannada iyo Wasirada kasoo jeeda…
Ciidamada dowladda ee Miino-baarista ayaa qarxiyey Miino lagu aasay meel u dhow Qeybta Gaheyr, xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banadir iyo xubno loo…
Ugaaska Beelaha Mudullood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa dulmi iyo ihaano ku tilmaamay wararka sheegaya in Gobolka Banaadir loo qoondeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu wiil dhalinyaro ah toogasho ku dilay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Deyniile ay saaka disay xaakiisa, markii ay…
Dadkii ugu horeeyay Soomaali laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga ayaa xalay kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dhacdo yaab leh ayaa laga soo weriyey magaalada Muqdisho shalay markii khilaaf ka dhashay Aaska Nabadoon lagu dilay magaalada uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay toogasho ku dileen nabadoon caan ahaa iyo askari…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo lagu dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqidsho, kaasoo lagu dilay sarkaal ka…
Qaraxa Gaari ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada.
