Browsing: Banaadir
War-saxaafadeed degdeg ah oo Madasha Xisbiyad Mucaaradka soo saareen ayaa lagu cambaareeyay isku day u muuqaday weerar gaadmo ah oo…
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay Qaad lagu qabtay Garoonka oo si yaab leh loogu…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa si kulul u beeniyay warar muddooyinkii lagu faafiyey baraha bulshada oo lagu…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay ciidamo uu sheegay in muddooyinkii danbe la…
Askari ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray is-rasaaseyn maanta ka dhacday Suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa soo saartay qoraal ku amraya shirkadaha duulimaadka, Hoteelada, Beeraha Dalxiiska iyo…
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen suuqyada Gobolka Banaadir si ay uga hortagaan ganacsatada kordhineysa sicirka cuntada iyo…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa War kasoo saartay dadka Soomaalida ah ee ka imaanaya dibadda kadib markii la fasaxay muddo…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakisay inay shaqaalaha dowladda xaadiraan xafiisyadooda,si looga hortago faafidda cudurka Coronavirus, iyadoo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) ayaa xil cusub kusoo kordhiyey maamulka Gobolka Banaadir, kadib markii uu dhowaan…
Waxaa aroortii aaka qaraxyo dhowr ah laga maqlay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu burburiyey qaar kamid ah…
Dhowr madfac ayaa caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo dadka degaanka ay sheegeen in weerar Hoobiyeyaal ah lagu qaaday xarunta…
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya warbixin-maalmeedkeeda maanta ku shaaciyey xaaladda Corontavirus ee dalka, iyadoo caddeysay inuusan jirin kiis kale oo dalka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamanka Federalka ayaa su’aalo culus ka keenay qaabka dowladda Federalka u wado ka…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyey bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee dadku ka qaadan jireen xarunta CID-da…
Iyadoo saacadihii ugu danbeeyay baraha bulshada lagu faafiyey warar been ah oo ku saabsan cudurka Coronavirus ayey Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda…
Iyadoo maanta la shaaciyey in qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus uu joogo Muqdisho, kana yimid dal dibadda ah…
Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in qof Soomaali ah markii ugu horraysay laga helay cudurka CoronaVirus.
Taliyaha ciidamada Booliska ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay ciidamo cusub oo ku biiraya Booliska Gaarka ah ee loo yaqaan…
