Browsing: Banaadir
Darawalkii labaad oo Mooto Bajaajle ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasoo noqonaya dilkii labaad muddo 24 saac ka…
Waxaa xafadda Sey Biyaano ee degmada Hodon magaalada Muqdisho lagu dilay darawal Mooto bajaaj, kadib markii nin dhar cad ah…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya inay dalka soo galeen dad…
.Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa shaacisay in magaalada Muqdisho lagu karaantiilay afar qof oo cudurka Coronavirus laga…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay Wiil dhalinyaro ah oo ka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qof Soomaali ah oo saaka ay Garoonka Muqdisho keentay diyaaradda Ethopian Airlines,…
Dab xoogl eh ayaa ka kacay saaka Kaalin Shidaal oo ku taalla degmada Hodon ee magaalada Mudqdisho, gaar ahaan kasoo…
Maxkamada Derajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsanaa ciidamada xoogga…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa ka hor istaagay saaka xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay ka gudbaan Bar Koontarool…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa xabsi 10 sano ah ku xukuntay Eedeysane Muuse Maxamed Axmed oo lagu helay inuu ka mid…
Warar is-khilaafsan ayaa kasoo baxaya nin maanta barqadii la sheegay inuu isku dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu wareejiyey nin Somali-Yemani ah Guri muddo 30 sano ah laga heystay, kadib markii dadkii…
Nin ka tirsan ururka Daacish oo fal dil ah ka fuliyey magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagabeeyay dacwadiisa, kadib markii…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda lagu khaarijiyey Ex. Kontrol Afgooye markii ay…
Alshabaab ayaa shaacisay inay madaafiic ku weerartay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho oo fadhi u ah ciidamada AMISOM, kuwa Q/Midoobay…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday dagaalyahan ka tirsanaa Al-shabaab oo isagoo dhaawac ah lagu…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay mashaariicda xariga laga jarayo ee lagu maamuusayo 60 Guurada xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya oo ku beegan…
Waxaa maanta dib loo furay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dayactir lagu sameeyay, kadib markii ay Alshabaab…
Maxakamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday dhalinyaro loo heystay Dacwad ciqaabeed ku saabsan Burcadnimo hubeysan.
