Browsing: Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku wareejiyey qoyskii lahaa Guri muddo 30 sano ah laga heystay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay shir wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen qaar ka mida siyaasiyiinta, odayaasha, xildhibaannada labada…
Shir wadatashiga Beelaha Muddulood oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, ayna ka qeyb galeen, siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada…
Xaruntii labaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa laga furay magaalada Muqdisho, taasoo la bixin doono Baasaboorada.
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana loogu dabaal degayey xariyaraadii ay dhowaan waaxda maaliyadda ee dalka Maraykanka…
Qaar ka mida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa xiran maanta, iyadoo dad badan ay qasab ku noqatay inay…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, ahna weriye caan ah ayaa soo bandhigay baahida ay qabaan ciidamada dowladda…
Maamulka G/Banaadir oo joojiyey Diiwaan gelinta Shirkadaha FOREX & Shirkadihii hore oo Go’aan laga..
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa joojiyey diiwaan gelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha…
Waxaa lasoo gabagabeeyay wejigii koowaad ee Baaritaan iyo Hubin Amni oo lagu sameynayo shaqaalaha Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kadib…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray dayactirka ka socda xarunta Xisbiga oo hadda kadib noqon doona Xarunta…
Ehallada haweeney u xiran inay dil u geysatay gabar yar oo shaqaale u ahayd ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaadey Taliyihii Ciidamada Booliska sladhigga degmada Wadajir C/baasid…
Maxkamadda Darjada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday Rag lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geystay magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa denbi ku weysay, siina deysay nin la dhashay Basiira C/raxmaan oo ahayd…
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa xukun xabsi ah ku riday masuul ka tirsanaa maamulka gobolka Banaadir oo…
Qaar ka mida Kalluumeysatada Gobolka Banaadir ayaa qaarna u dhinteen, qaarna la lagu waayey dabeylo xoog leh oo Badda India…
Alshabaab ayaa sheegatay inay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku khaarijisay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa yeelatay ciidamadii ugu horeeyay ee Daraawiishta Booliska Soomaaliya, kadib markii 300 askari oo tababar loo soo xiray…
Waxaa isku dhac iyo khilaaf weyn ka dhex taagan yahay Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya iyo Hobollada Waaberi, kaasoo keenay in…
