Browsing: Banaadir
Waxaa Muqdisho lagu soo dhoweeyay ciidamada Gorgor ee kumaandooska Soomaaliya oo tababar gaara kusoo qaatay dalka Turkiga.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley Bistoolado ku hubeysan ay toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa ay qaraxyo waaweyn ka dhaceen magaalada Muqdisho, kuwaasoo laga maqlay daafaha…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inuu xilkii iska casilay madixii Amniyaadka Alshabaab ee G/Banaadir.
Askar ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ayaa u xiran kiiskii baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Buur (Janan) oo…
Kulan wadatashi ah oo ay soo agaasintay wasaarada Dastuurka ee XFS ayaa aheyd mid looga doodayay dardargalinta dhismaha maqaamka Caasimadda…
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa shaaciyey in amniga dalka lagu soo duulay, isla markaana uu meel xun…
Alshabaab ayaa shaacisay in Maxkamadda Alshabaab ee G/Banadir ay fulisay xukun ku saabsan Zina oo ay sameeyeen wiil iyo gabar…
Askar ka titsan ciidamada dowladda ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac leh kasoo gaaray qarax miino oo ka dhacay agagaarka degaanka…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hoggaaminaya Madasha Qaran ee Xisbiyada Mucaaradka ayaa maanta…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax iyo fal khaarijin ahaa oo saacdihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax saaka ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Ganacsade xalay lagu dilay magaalada Muqdisho oo ahaa nin oday ah, iyadoo ku sheegtay inuu…
Dabley hubeysan ayaa xalay maqribtii suuq ku yaalla magaalada Muqdisho ku dishay oday ka ganacsan ahaa oo ka mida ganacsatada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax maanta haleelay Gaari ay dad shacab ah la socdeen oo ku bas beelay…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay deganka Xaawo Cabdi, gaar haan inta u dhaxeysa Xaawo…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in maalmo dheeraad ah lagu daray hakadka la geliyey qabashda codsiyada Baasaboorka oo…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay kasoo saartay muran muddo ka taagnaa shaqada hay’adda Turkiga ee Yardimeli ka wado…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac mas’uul ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsna ciidamada AMISOM.
