Browsing: Banaadir
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay virus-ka dunida ku faafaya ee Corona ee ka dilaacay dalka Shiinaha,…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) uu gaaray magaalada Kismaayo.
Fanaanka Cabdi Dhaanto ayaa sheegay in kiiskii loo heystay la dhammeeyay, isla markaana ay gaartay maxkamad, kadibna lagu dhammeeyay cafis,…
Qaraxyo is-xigay ayaa saaka aroortii lagu burburiyey qaar ka mida Kaamerooyinkii ay Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA ku xirtay Wadooyinka…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa soo bandhigtay qalabka laga sameeyo waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu…
Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa la xaqiiijiyey inuu ka baxsaday dowladda Soomaaliya oo uu u xirnaa…
WAR CUSUB: Booliska oo shaaciyey inuu xabsiga ka baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu xabsiga ka baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland oou xirnaa dowladda Soomaaliya.
Dab ayaa xalay qabsaday Xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, magaalada Muqdisho, iyadoo ay u gurmadeen Dab-damista dowladda Hoose ee Muqdisho.
Qeybta Warbahinta Alshabaab ayaa baahisay farriin uu reebay mid ka mida is-miidaamiyeyaashii ugu waaweynaa oo qarax culus ka geystay magaalada…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa xalay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa, kadib weerar ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa kala dirtay maamulkii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir oo dhowaan ay soo baxeen warar ku saabsan…
Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxeysa helayaa Qarax Gaari oo ka dhacay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare isugu…
Haweneey ganacsato ah oo lagu magacaabo Ayaan Bedel Cilmi ayaa ku eedeysay wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaalya iyo agaasime ku…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaal ay ka duubeen gabadhii Amal Nuur Cusmaan ee ka baxsatay xarun…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ay xirtay Guddoomiyihii iyo Guddoomiye…
Alshabaab ayaa war ay kasoo saartay Fannaan ay xalay soo bandhigtay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, isagoo qiranaya inuu…
Qoyska iyo Nabaddoonada Gabadha lagu magacaabo Amaal Nuur Cusmaan ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id, iyagoo baaq…
Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) oo ka mida saraakiisha ciidamada, horena u soo noqday wasiiru dowle ayaa sheegay in Alshabaab…
Dowladda Soomaaliya ayaa u gacan gelisay dalka Denmark gabadh Soomaaliyeed oo hooyadeed raadineysay muddo laba bilood ku dhow, kadib markii…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay Fannaan ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo sheegay inuu u qaabilsanaa…
