Browsing: Banaadir
Taiyaha cidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa shaaciyey in la helay gabadhii maqneyd ee Amaal Nuur Cismaan oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay gacanta ku soo dhigeen gabadhii la raadineyay ee Amaal Nuur…
Waxaa maanta dalka Turkiga loo qaaday qaar ka mida dhaawacyadii qarixii Afgooye ee Alshabaab la beegsatay shaqaalaha Turkiga ee wada…
Xiisad ayaa weli ka taagan Guri ku yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay maanta ku dagaalameen ciidamo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday dhaawacyada qaraxii dhowaan ka dhacay Afgooye ee lala beegsadya shaqaalaha Turkiga ee…
Ciidamo ka yimid dalka Nigeria ayaa ka mid noqday Booliska AMISOM, iyadoo ciidamadan cusub loo soo gabagabeeyay tababar ku saabsan…
Wasiirka caafimaadka Dalka Turkiga Fahrettin Koca ayaa ka hadlay qaraxa is-miidaaminta ahaa ee maanta lala beegsaday shaqaale Turki ah oo…
Heshiis lagu dhisayo afar magaalo oo ay caasimadda ka mid tahay ayaa maanta lag saxiixay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay weerar Bam lagu qaaday Guri ku yaalla Xaafadda Fagax ee degmada…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixisay kiis ku saabsan ciidamada madaxtooyada oo lagu eedeeyay inay afduubteen Gabar oo…
Waxaa soo baxday tuhun ku saabsan inay Alshabaab ku lug yeelatay maamulka Ganacsatada Gobolka Banaadir, iyadoo soo magacawday Guddoomiyaha Rugta…
Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna ay ku beegan tahay 16-1-2020 si…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Amniga ee Booliska ay ku…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ku hubeysnaa Qori AK 47, kaasoo la sheegay…
Qarax nooca miinada ah ee dhulka la geliyo ayaa maanta duhurtii ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Booliska ay maanta weerar ku qaadeen isbitaal ku yaalla…
Hay’adaha Ammaanka dowladda Somalia ayaa soo bandhigay xubno ka tirsan Alshabaab oo baxsad ka ah cadaaladda, kuwaasoo loo heyso falal…
Wararka lag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayai n Ciidamo ka tirsan ilaalada Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ay toogasho ku dileen…
Ciidamada Nabadsugidda iyo kuwa Booliska ayaa dib u soo celiyey howlgallo lagu baarayo xaafado iyo Guryaha magaalada Muqdisho, kadib qaraxyo…
