Browsing: Banaadir
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa gudaha u galay Hotelka SYL ee caanka ah oo ku yaalla kasoo horjeeda iridka laga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo la maqlayo dhawaqa rasaasta meel u dhow…
Midowga Yurub ayaa maanta magaalada Muqdisho ku sameeyay bandhig sawirro oo lagu xusayo Marxuumad Alamaas Elman Cali oo 20-kii bishan…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsanaa Ciidamada…
Al Shabaab ayaa sheegatay inay howlgal ka fulisay Magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal sare oo ka ka tirsan ciidamada dowladda…
Laba wasiiradood oo ka mida xukuumadda Soomaaliya ayaa isku heysta Guddi, kadib markii Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka…
Waxaa furmay kulankii gaarka ee xildhibaannada Baarlamaanak Federaalka, kaasoo su’aalo lagu weydiinayo Wasiiradda Amniga Gudaha iyo Duulista Hawada ee xukuumadda…
Faahfahin dheeraad ah ayaa laga helayaa toogasho maanta ka dhacday Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho oo rag ku hubeysan Bistoolado…
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa eedeysanayasha kala ah Xasan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed oo ka…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay muuqaalka Nin la sheegay inuu weerar Bam Gacmeed geysan rabay, iyadoo ayc…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ayaa soo bandhigay diyaargarowga qeybta gurmadka degdegga ah oo heegan la geliyey, kadib markii laga digay…
Qaar ka mida Ganacsatada Kalluunka magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin, kadib markii lagu kordhiyey cashuurta ay ka qaadi…
Eehelada Jeneraal Yuusuf Cali Qasaay (Yuusug Cagey) ayaa shardi ku xiray in la aaso meydkiisa, kadib markii sarkaal kale uu…
Taliska Booliska oo Digniin soo saaray iyo Heegan la geliyey Saldhigyada Booliska Magaalada Muqdisho
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Zakiya Xuseen Axmed ayaa farriin kasoo saartay roobab waaweyn oo ku soo wajahan magaalada…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Guddoomiyeyaal Cusub u magacaabay qaar ka mida degmooyinka Gobolkan Banaadir.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mid ka mida mashaariicda ay xukuumadiisa hirgelineyso oo ah dhismaha…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Jeneraal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya oo lagu dilay xerada Damnaayo ee degmada Hodon,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dlay Jeneraal ka tirsanaa ciidamadda milateriga ee xoogga dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka badan toddobaad xayiraad saartay sawir-qaadihii la socday marxuumad Almaas Elman oo Arbacadii 20-ka bishan Novembar…
