Browsing: Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada MuqdishoCumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir ugu hanjabay inay xilkooda ku…
Mareykanka ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya inay ku dhaqaaqo Qodob oo muhiim u ah Doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya, kadib…
Roobab xoog leh oo maata iyo caawa ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyey inay xirman wadooyin badan, waxaana ka dhashay…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa maanta ka hor istaagay xildhibaannad Dalays Xasan Aadan…
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta dib u bilowday Dhageysiga dacwadda u dhaxaysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista rayidka…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa iska hor imaad xalay dhex maray dabley hubeysan iyo ciidamada dowladda oo ka dhacay xaafadda Gubta…
Waxaa maanta baaqday kulan ay Guddiga Joogtada Golaha Shacabka la yeelan lahaaWasiirka Amniga iyo Masuuliyiinta Hay’addaha Amniga, markii ay ka…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa sheegay inuu isagu dalbaday in la joojiyo muxaadaradii…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame Villa Soomaaliya ayaa dood ka keenay qaabka loo qabanqaabiyey kulankii dhowaan dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya…
Qoyska Allaha u naxariistee Almaas Elman Cali Axmed oo 20kii bishan November ku geeriyootay magaalada Muqdisho ayaa qoraal ay soo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay nin ka tirsan Alshabaab oo ka danbeeyay qaraxii maanta ka dhacay…
Waxaa suuragal noqotay in gacanta lagu dhigo ninkii ka danbeeyay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ahaa Miino lagu…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in gebi ahaan la joojiyay muxaadaradii maalinta Berri oo Axad ah uu…
Waxaa mar kale baaqatay muxaarado diini ah oo la filayey inay berri ka dhacdo Garoonka Eng. Yariisow (Ex. Banaadir) ee…
Sawirqaade la socday marxuumad Almaas Elman Cali ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sidii ay wax u dhaceen maalintii 20-ka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar), iyadoo muddo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax gaari oo maanta ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo oo is xigay ay goor dhoweyd ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka ayaa qabtay xaflad uu maanta shahaadooyin KMG ah ku guddoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo cusub.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbax ay saaka dhigayaan Gaadiidleyda BL-ka qaarkood oo diidan lacago lagu soo…
