Browsing: Banaadir
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa isugu yeertay xisbiyada siyaasadda dalka, iyadoo maanta lagu wado inay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi ayaa dib u bilowday maanta oo Jimco ah dib u billowday.
Dowladda Soomaaliya ayaa Guddi qabanqaabo u sameysay muxaarado uu magaalada Muqdisho ku qabanayo Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida…
Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in eedeynta ka timid Sheekh C/qaadir Soomow ee uu kula kacay Sheekha weyn ee Soomaaliyeed…
Ciidamada Midowga Afrika ee ka holwgala Soomaaliya AMISOM ayaa soo saaray warbixin hordhac ah oo ku saabsan sidii ay ku…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo ka mid ah culumaa’udiinka waaweyn ee Soomaalida ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Sheekh degan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Japan u soo magacawday…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay dilkii naxdinta lahaa ee xarunta Xalane loogu geystay…
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dilkii maanta ka dhacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay Marxuumad Almaas…
Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu dilay gudaha Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho Almaas Elman Cali Axmed oo ahayd haweeney…
Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda magaalada Muqdisho, kadib kulan dhex maray Madaxweyne Maxamed…
Kulankii u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo & Madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gudaha xerada Xalane ee AMISOM ay maamusho lagu dilay Almaas Elman Cali…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad culus uu duleedka Muqdisho ku dhex maray ciidamadaa asluubta…
Saacado ka hor kulanka ay maanta yeelanayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qabanqaabadii ugu danbeysay ee kulan la ay isku soo hor fariisanayaan…
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhawaaqay inay maanta yeelanayaan kulan wadajir ah oo aan hore loo arag, kaasoo…
Qaar ka mida odayaal iyo dhalinyaro kasoo jeeda Beesha Xildhibaan Cali Maxamed Balcad kasoo horjeeda madaxda dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal kala duwan oo saacadihii ugu danbeeyay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye…
Wakiilo ka kala socda Madasha Xisbiyada ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo…
