Browsing: Banaadir
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay caawa toogasho ku dileen nin Bistoolad ku…
Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta u fariisatay dhageysiga dacwad Xisbiga Himilo ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed…
Dagaal ka dhashay muran dhul ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, wuxuuna dagaalkaasi dhex maray ciidamada Booliska…
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta u fariisatay dacwad u dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif…
Kooxda UN Monitoring Group ayaa soo saartay warbixinteeda sanadlaha ee ku saabsan Soomaaliya, iyadoo ay kooxdu warbixinteeda kusoo dartay beegsiga…
Qeybtii afraad ee ciidamada Gorgor ayaa tababar loogu qaaday maanta dalka Turkiga, iyadoo halkaasi kusoo qaadan doona leyli loo carbinayo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan dowladda…
Ciidanka amniga ayaa soo bandhigay labo dabley ah oo ka tirsan Al-shabaab, kadib markii lagu qabtay dagaal toos ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen dabley weerar ku qaaday xarunta degmada…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa Magacaabay taliyeyaal cusub oo qabanaya xilalka hay’adaha waaweyn ee Garoonka iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo ku sugan dalka K/Afrika ayaa shaaciyey cidda ay u xiran yihiin wadooyinka…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xalay kulan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiyada Mucaaradka…
Falkii labaad oo dil khaarijin ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho maanta, kadib markii nin dabley ah oo Bistoolad ku…
Ganacsatada Hilibka Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin 3 maalmood ah oo maanta bilaabatay, waxaana maanta magaalada laga waayey…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay laba dabley ah oo maanta lagu qabtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo toogasho…
Dowladda Qatar ayaa deeq Gaadiid ah oo kala duwan soo gaarsiisay Xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay agagaarka suuqa weyn ku dileen askari…
Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Xildhibaan Suleymaan Maxamuud Xaashi ayaa faahfaahin ka bixiyey safarkoodii caqabadaha la kulmay iyo hadal kasoo yeeray…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka sharaxaad ka bixiyey dadkii uu ku socday hadalkii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP ayaa maanta kala saxiixday heshiiska mashruuca la-qabsiga Cimilada oo ujeedkiisu yahay in dadka reer Miyiga…
