Browsing: Galmudug
Dagaal siyaasadeed, mid beeleed iyo Dacwad ayaa hareeyay kursiga HOP#064 oo ah kursi ku asteysnaa qoonde haween, waxayna xaaladiisu gaartay…
Madal Badbaado oo ka horjeeda maamulka uu hoggaamiyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, qeybta 21aad ee Galmudug la horkeenay 9 Askari oo ka tirsan Ciidamada Hay’adda NISA,…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo Doorashada tiradii ugu badneyd ee Golaha shacabka oo gaareysa 21 kursi.
Xubno ka tirsan Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Guddigaasi Maxamed Dahir Guuleed.
Qasaaraha ciidamad adowladda kasoo gaaray dagaalkii shalay galab ka dhacay degaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa sii kordhay.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa ka galabta ka dhacay degaanka Cadakibir oo 30 KM Koofur Bari…
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray askar ka kala tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo degaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ku dhex maray Maleeshiyada Alshabaab iyo…
Wakiilada Beesha caalamka, gaar ahaan dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ka hortegay qorshe lagu fashilin lahaa shirka Wadatashiga Qaran ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa soo saaray qoraal uu gunnadii ay qaadan jirana iyo fadhiyada Baarlamaanka uga…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa ka jawaabay Is-maandhaaf uu dhaliyey hadal ku jiray khudbadii uu Baydhaba ka jeediyay…
Dacwadii Kursiga HOP067 oo shalay Guddiga xalinta khilaafaadka ay go’aan kasoo saareen ayaa weji cusub yeelatay, markii go’aankooda ay sal…
Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) ayaa ku dhawaqay in uu yahay Musharax u taagan kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka…
Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ayaa lagu qabtay xubno la tuhunsan yahay inay Alshabaab yihiin, kadib hwolgal halkaasi ka dhacay.
