Browsing: Galmudug
Ciidamada dowladda iyo Kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo Alshabaab dhowaan qabsadeen,…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qof haween ah goor dhoweyd la dhigay Isbitaal ku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay agagaarka degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo…
Booliska Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay Nin ka tirsanaa Alshabaab oo kasoo goostay, kaasoo ka hadlay mudaddii afarta sano ah…
Wararka laga helayo Koonfurt Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu haleelay Gaari BL ay oo marayay degaanada Koonfura…
Afhayeenka Howlgallada Alshabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegtay inay Alsahbaab dagaalladii Koonfurta Mudug ay qasaare lixaad leh gaarsiiyeen ciidamada dowladda…
Alshabaab ayaa sheegatay in dagaallo culus kadib ay dib u qabsatay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa dib u qabsaday saaka degaano ka tirsan Gobolka Mudug oo saddex bulood ka…
Iyadoo ay socoto doorashada Guddoonada Guddiyada Doorashada ee heer Maamul Goboleed ayaa isla maanta la doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaano u…
Dagaal ayaa ka qarxay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, kadib markii ay weerar qaadeen ciidamada dowladda.
Alshabaab ayaa soo bandhigtay dardaaran laga reebay Is-miidaamiyihii isku qarxiyey Degaanka Wisil ee Gobolka Mudug, maamulka Galmudug, kaasoo furay weerarkii…
Waxaa soo baxaya faahfaahinta qasaaraha kadhashay dagaalkii ay saaka aroortii Alshabaab ku qaadeen degaanka Wisil ee Gobolka Mudug oo ay…
Dagaal culus ayaa ka socda degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyada Alshabaab iyo ciidamada Maamulka Galmudug.
Beesha uu kasoo jeedo Sheekh Cali Maxamed Faarax (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hor yimid natiijada baaristii dilka Sheekha oo…
Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shaacisay Magaca askarigii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 loogu geystay Sheekh Cali Axmed Faarax Dhoore…
Midowga Musharixiinta ayaa ka gaabsaday Guddiyada uu xalay magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, kadib markii dib u eegis lagu sameeyay…
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa dagaal culus kula galay dagaalamayaasha Al-Shabaab degaanka Orshe oo dhinaca Bari ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee…
Taageerayaasha madaxweynaha waqitigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn uga carooday tallaabo uu qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul ula hadlay madaxweynaha xilligan ee Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo…
