Browsing: Galmudug
Madaxda iyo Taageerayaasha maamulka Galmduug ayaa ka xumaaday hadallo kasoo yeeray Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Basmo Caamir…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa mar kale isbedel laga dareemay, kadib markii uu magaalada Gaalkacyo kulan kula yeeshay dhiggiisa…
Ciidama gaarka ah e Booliska Haramcad, kana howlgala maamulka Galmudug ayaa la wareegay Koontarooolkii labaad ee Degmada Matabaan, Gobolka Hiiraan…
Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo ku yeeshay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb qaatay Aas qaran oo loogu sameeyay saraakiishii lagu dilay…
Afhayeenka Alshabaab ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii is-miidaaminta ah ee ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay sarkaal ka…
Safarkii ugu horeeyay ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku tegay maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa kusoo idlaaday qarax…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee geeriyooday qarixii ka dhacay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qarixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo lala beegsaday bar koontarool oo laga…
Qarixii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa la xaqijiyey inay ku dhinteen Saraakiil sare oo ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug,h alkaas oo ay ku…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay Doorashada Aqalka Sare uga dhici lahayd maamulka Galmudug, arrintaas oo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay qarax Miino, xilli uu halkaasi kusii jeedo Ra’iisal wasaare…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka, qeybta 21-aad oo qaab aano beeleed ah oo…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah lagu qaaday saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ku…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo waanwaan ka dhex waday Madaxweynaha Soomaaliya iyo Musharixiinta Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug,…
