Browsing: Galmudug
Ahlu suna ayaa soo xushay 20-ka xildhibaan ee laga siiyey Baarlamaanka cusub ee Galmudug, kadib heshiis dhex maray dowladda Federaalka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga bixiyey qasaarihii uu dhaliyey qarax is-miidaamin ah oo xalay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo, kaasoo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Hotel weyn oo ku yaalla Koonfurta Magaalada, kaasoo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Iyadoo ay baraha bulshada hareysay dood ka dhalatay hadal uu jeediyey Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo jawaab uu…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa dagaal siyaasadeed oo qabyaaladeysan ka qarxiyey Baraha Bulshada, kadib hadal…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la xareeyay Odayaashii Beelaha Galmudug ee soo xuli lahaa xildhibaannada cusub ee…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa caawa shaaciyey Jadwalka cusub ee doorashada Galmudug, iyadoo waqti cusub loo qabtay xilliga lasoo xulayo xildhibaannada…
Ciidamada Booliiska ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay gacanta ku dhigeen nin gacan ku dhiigle ahaa oo xalay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug uu k dhacay dil naxdin leh,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca…
Siyaasiga C/raxmaan C/sharkuur ayaa bogaadiyey heshiiska ay dowladda Somalia iyo Ahlu suna ka gaareen dhinaca siyaasadda iyo xulista Baarlamaanka cusub…
Dowladda Marykanka ayaa soo dhoweysay heshiiska Xukuumadda Somalia iyo kooxda Ahlu suna ee laga gaaray khilaafkii ka taagnaa maamul u…
Madaxa xukuumadda Galmudug oo Ahlu suna u metela arrimaha Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo saaray qoraal ku…
Iyadoo uu dib u dhac ku yimid jadwalkii doorashada Galmudug ayaa waxaa socda waanwaan laga dhex wado Ahlu suna iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug uu…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu halkaasi ka qarxay dagaal xoog leh oo u dhaxeeya maleeshiyo kasoo kala…
Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyey sababtii keentay inuu xisbiga…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyey in xubinnimadii xisbigaasi laga joojiyey…
Waxaa si isdaba jooga ah ugu qulqulaya xarunta Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho siyaasiyiin iyo xildhibaannada mucaaradka oo kulamo kala…
