Browsing: Galmudug
Dowladda Somalia ayaa go’aansatay in ciidamo Itoobiyaan ah oo ka mida AMISOM la geeyo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo ka tirsan AMISOM si degdeg loo geynayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in is-faham uu dhex maray wasiirada xukuumadda Somalia ee ku…
Madaxweynaha waqtigiisa xilka uu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo hadal ka jeediyey magaalada Hobyo ayaa dhaliilay shirka…
Qoraal kasoo baxay Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yusuf Raage ayaa si rasmi ah u magacaabay sarkaal…
Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo Odayasha dhaqanka magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta si wadajir ah garoonka diyaaradaha magaalada ugu soo…
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa markii ugu horeyay soo banhigay heshiis aan hore loo…
Wararka laga helayo Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax…
Wararka laga helayo magaalada Hobyo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi gaaray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay…
Kooxda Ahlu-Sunna ee uu hoggaamiyo Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa War- Cad kasoo saartay xaalada magaalada magaalada Dhuusamareeb iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo taabacsan hoggaamiyaha Ahlu suna ay hor istaageen ciidamo ka socda AMISOM…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saaka dowladda Somalia ay magaaladaasi u dirtay diyaarado sida ciidamo, hub iyo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in madaxda iyo saraakiisha Ahlu suna ay isaga baxeen magaalada.…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada ay dowladda Somalia maanta geystay magaaladaasi ay la wareegeen xarumaha muhiimka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in diyaarado sida ciidamo ka tirsan dowladda Somalia ay laba diyaaradood ka dejiyeen…
Madaxweynaha Xilka sii haya ee Galmudug ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Galmudug oo…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ayaa qoraal uu kasoo saaray magaalada Dhuusamareeb wuxuu si cad uga hor yimid qorshaha ay dowladda Somalia…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday inay fulineyso dhismaha Dekadda Hobyo ee Gobolka Mudug, kadib heshiis ay magaalada Muqdisho ku kala…
