Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo degaanka Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka ay qabteen Nin lagu tuhmay inuu is-miiidaamiye…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo xalay ka hadlay kulan ka dhacay magaalada Nairobi, kaasoo ay soo agaasimeen…
Maamulka Galmudug ayaa noqday halka laga bixiyey imtixaanka Shahaadiga ahaa ee dowladda, kaasoo la joojiyey markii uu socday muddo saddex…
Madaxweyne Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo markii ugu horeysay kadib fashilkii shirkii Garowe ka hadlay arrimihii ay isku qabteen maamul Goboleedyada,…
Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay inay shir degdeg isugu yimaadaan maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka oo looga hadlo imtixaankii fashilmay…
Maamulka Galmudug ayaa iskiis ugu dhawaaqday inuu fashilmay shirkii Wadatashiga ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada ee ka socday…
War kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Cadaado Cali Gacal Casir ayaa lagu faahfaahiyey khilaafka u…
Allaha u Naxariistee waxaa Galabta Magalada Muqdisho ku geeriyootay xildhibaanad ka tirsaneyd Baarlamaanka maamulka Galmudug oo lagu magacaabo Maryan Cali…
Iyadoo shirka madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada ee ka socda magaalada Garoew uu galay maalintii labaad ayaa waxaa soo…
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo hoggaamiya qeyb ka mida dhinacyada isku haya Galmudug ayaa xalay kulan gaara la…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa noqday madaxweynihii ugu danbeeyay ee maamul goboleedyada oo gaara magaalada Garowe.
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geele Xaad ayaaka hor yimid Xeerka Doorashada ee ay shalay meel mariyeen Golaha…
Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay kiiska eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) oo in…
Wararka laga helayo Gobolka Muduga yaa sheegaya inuu saaka aroortii dab qabsaday bakhaar ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo oo hub…
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Amniga Qaranka ee madaxweyne Farmaajo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Cali Gacal Casir ayaa sheegay in madaxda maamulka Puntland ay ka reebeen shirka…
Madaxweynaha Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa shaaciyey shuruudo uu ku xiray waanwaanta ay wado…
Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta ku laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii 24 saacadoo ku sugnaa…
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
