Browsing: Galmudug
Dagaal ayaa mar kale maanta dib uga qarxay degaanka Xeraalka ee Gobolka Ggalgaduud, iyadoo qasaare weyn uu geystay.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu maanta ka qarxay degaanka Xeraale.
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeysay wadahadallo qarsoodi ah la furay mas’uuliyiinta Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Magaalada Gaalkacyo ayaa shalay tababar looga furay ciidamo isku dhaf ah oo maamulada Puntland iyo Galmdug ka kala socda.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo dadweyne loola cararray isbitaalka kadib markii ku sumoobeen raashin ay…
Kadib markii jahawareer ka dhashay isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga ee Gobollada Dhexe iyo Puntland ayaa la sheegay in dadka degaanadaasi…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan kulamo uu…
Wararka laga helayo gobolka Mudug ee Soomaaliya ayaa sheegaya in 93 qof oo isugu jira odayaal, ganacsato iyo waxgarad lagu…
Howlgal ballaaran oo ka dhacay degmada Cadaado ee xarunta KMG Galmudug ayaa lagu soo qabtay dad gaaraya 80 xubnood oo…
Shirar magaalada Gaalkacyo uga socday maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray heshiis ka kooban 7 qodob oo laga…
Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa soo saaray wareegtadiisii ugu horeysay.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaafa ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigay haweeney xildhibaan ka ah Baarlamaanka maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbalanad C/weli Maxamed Cali Gaas, Axmed Ducaale Geelle iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa socod ku…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis cusub ku gaaray magaalada Cadaado.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug.
Xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka bilaabatay magaalada Cadaado.
Waxaa magaalada Cadaado goor dhoweyd gaaray madax ka tirsan maamul Goboleedyada dalka iyo beesha caalamka.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas ayaa markii ugu horeysay tegaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.
