Browsing: Galmudug
Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan kadib duqeyn iyo rasaas ka socotay shalay oo dhan oo keentay qasaare dhimasho, dhaawac…
Beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay xaaladda Soomaaliya dalbaday in si degdeg loo joojiyo colaadda…
Maamulka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dagaalo qorsheysan oo uu sheegay inay ku soo qaadeen Isbaheysiga Puntland iyo kooxda…
Wararka laga helayo magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo, Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii barqanaimadii dib uga bilowday halkaasi uu si…
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa sheegay in kooxda Ahlu sunna ay u aqoonsan yihiin qeyb (Branch)…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas culus ay goor dhoweyd ka bilaabatay galbeedka magaalada Gaalkacyo.
Kooxda Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa xaqiijisay in mid ka mid madaxweyne ku xigeenada Ahlu sunna iyo taliye ciidan…
Wararka laga helayo Goboka Galgaduud ayaa sheegaya in taliyihii ciidamada Ahlu Sunna uu ku dhintay dagaalkii ay maleeshiyadiisu la galeen…
Dagaal kale ayaa la soo weriyay inuu galabta gelinkii dambe ka dhacay degaanka Godilabe ee oo maanta ay ku dagaalameen…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Gulleed oo wata ciidamo fara badan…
Xaaladda ayaa degan degaanka Godinlabe oo maanta duhirnimadii ay la wareegeen maleeshiyada Ahlu sunna kadib dagaal qasaare kala duwan dhaliyay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Ahlu suna ay la wareegeen degaanka Godinlabe ee Gobolka…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd dagaal ka qarxay degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud.
Mid kamida kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka oo Galmudug ay u soo sharaxday saddex musharax ayaa noqday kursiga ugu yaabka…
Maamulka Galmudug ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedeyntii ay Puntland soo saartay ee ku saabsaneyn in ciidamada dowladda Federaalka ay…
Dowladda Mareykaka ayaa warkeedii ugu horeeyay kasoo saartay duqeyntii ka dhacday degaanka Jeexdin ee duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo xiriirka maamulada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa baaq kale kasoo saaray xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalakcyo ee Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal kale ka dhex qarxay ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland.
