Browsing: Galmudug
Kursiga Beesha Waceysle ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa noqon doona kursi si weyn loogu loolamo kadib markii musharixiin is…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa war uu ka soo saaray dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ku bogaadiyay horumarka…
Beesha Sheekhaal ayaa muddo 24 saacadood ah u qabatay madaxweynaha Galmudug inuu jawaab cad uga soo bixiyo laba arrimood oo…
Odayaal ka kala socda kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland ayaa wadaxaajood ay maanta isugu yimaadeen ku gaaray heshiis ku saabsan…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo jeediyay in magaalada Gaalkacyo la hoos geeyo hal maamul oo qura.
Wararka ka imaanaya Magaaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saaka ay galbeedka Magaaladaasi ay ka dhaceen rasaas…
Maamulka Galmudug ayaa soo sharxay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka uga mid noqonaya maamulkooda.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dib uga laabtay Magaalada Cadaado kadib markii uu Muqdisho kula…
Puntland ayaa dib u bilowday saaka dhismaha maxjarkii xoolaha ee muranku ka dhashay, kaasoo dhaliyay dagaal shalay dhex maray labada…
Xaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan iyadoo ay jirto xiisad colaadeed oo labada maamul ka dhex jirta markii au saxaafadda…
Maamulka Galmudug aya war-saxaafadeed kasoo saaray dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxayna jawaab ka bixisay eedeynta ka timid Puntland ee…
Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaallo soo cusboonaaday oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacayo, sida…
Galmudug ayaa ka digtay dagaal weyn ka oo qarxa magaalada Gaalkacyo, iyadoo sheegtay gaadiid dagaal iyo ciidamo ay Puntland ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray dagaalada saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo e u dhaxeeya ciidamada…
Shir ku saabsan duqeyntii diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku qaadeen degaanka Jeexdin ee gobolka Mudug ayaa Muqdisho uga furmaya maanta Mareykanka…
Wararka laga heleyo magaalada Gaalkaco ayaa sheegaya inuu saaka dagaal ka dhex qarxay ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug.
Madaxweynaha Maamulka Galmduug ayaa la sheegay inuu qeybiyay xubnaha maamulkiisa ka soo gaaray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Dagaal ayaa ka bilowday degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud kadib markii ciidamada maamulka Galmudug ay weerar ku qaadeen dabley isbaaro…
War-saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu beeniyay in warar baan ah laga faafiyay dhacdadii Jeexdin ee lagu duqeeyay ciidamo…
Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa digniintii ugu kululeyd u diray maamulka Puntland isagoo ku eedeeyay inay mas’uula ka ahaayeen…
