Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu si buuxda u taageeray go’aankii xilka looga qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu ku biiray xildhibaanada kalsoonida kala noqday Madaxweynaha Maamulkaasi.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in fadeexad ay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku qabsatay madaxweynaha xilka laga…
Madaxweynaha kalsoonida waayay ee Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegaya inuu wado qorsha uu ugu dagaalamayo xilkiisa.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre uu goor dhoweyd u duulay magaalada…
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Xildhibaanadii Hirshabelle in ay…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xilkii madaxweynenimo ee maamulka Hirshabeelle laga xayuubiyay Cali C/llaahi Cosoble.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu halkaasi ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ay wadaan qorshe ay degdeg xilka uga qaadayaan madaxweynaha…
Mooshinka xilka qaadista madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wasiiro fara badan ay mar qura iska casileem maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa wajahaya ololihii ugu weynaa ee lagu doonayo ee xilka looga qaado, kadib sanad…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka hor yimid magacaabid is daba joog ah oo madaxweynaha maamulkaasi ku soo…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa wareegto cusub ku magacaabay afar degmo oo cusub, kana tirsan Gobolka Hiiraan.
Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaliya ayaa maanta la wareegay tuulada Cali-fooldheere ee duleedka Degmada Mahadaay.
Beesha Baadicadde ayaa shaacisay inay xiriirka u jartay, isla markaana ay kalsoonidii kala noqotay maamulka Hirshabeelle iyo madaxweynaha maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulalahi Cosoble ayaa degmooyin u magacaabay gobolka Hiiraan.
Shir nabadeed lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa maanta ka furmay halkaasi.
