Browsing: Hirshabelle
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in gobolka Hiiraan lagu dhacay lacag faalso ah oo lagu daabacay Puntland.
Ganacsatada magaalada Baledweyne iyo maamulka Hirshabeelle ayaa kulan ay yeesheen ku soo bandhigay lacagtii jahwareerka ka abuurtay suuqyada magaalada Baladweyne.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa xilal cusub oo ka mida madaxda Garsoorka ee maamulkaasi.
Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis.
Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay inuu dhisayo ciidamo u gaara maamulkiisa oo aan hoos tegin Muqdisho iyo Dhuusamareeb.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal Beeleed ka qarxay tuulooyin ka tirsan degmada Cadale.
Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in iska hor imaad dhex maray ciidamada AMISOM iyo ciidamada…
Jahwareer baahsan ayaa maalintii labaad uu ka jiraa ganacsiga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana gebi ahaanba maalintii labaad…
Wararka ka imaanaya tuulooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay tuulooyin dhowr ah oo…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan Milatariga dowladda Soomaaliya uu…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay nin ka mida bulshada rayidka.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus saarka ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM…
Maamulka Ahlu suna ee Gobollade Dhexe ayaa shaacisay inay kala qaadeen maleeshiyo Beeleedkii ku dagaalamay Gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa laga badbaadiyay Mooshin ay ka keeneen xildhibaanada Hirshabeelle.
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa eedeyn u jeediyay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed isagoo sheegay…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa dib ugu laabtay maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in qasaare ka dhashay weerar isugu jira Qarax iyo dagaal toos ah…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xiisad beeleed oo taagan degmada Matabaan ay kicisay magacaabid uu sameeyay Madaxweynaha…
Dagaal beeleed dad badan lagu dilay ayaa ka dhacay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mida gobollada ay dagaalada…
