Browsing: Hirshabelle
Ugaasyadii ugu danbeeyay ka horjeeda shirka Jowhar kuna sugnaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta ku biiray shirka Jowhar.
Shir si degdeg ah loo qabanqaabiyay ayaa magaalada Beledweyne laga abaabulay saaka iyadoo la sheegay in lagu ansixinayo dastuurka maamul…
Baarlamaanka Cusub ee maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay guddoomiye KMG ah oo guddoomin doona Baarlamaan goboleedka inta laga doorayo Guddoon…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ku biiraya shirka Jowhar oo…
Wararka laga helayo magaalooyinka Beledweyne iyo Muqdisho ayaa sheegaya in odayaasha iyo siyaasiyiintii ugu danbeeyay ee ku sugnaa magaalada Beledweyne…
Xildhibaanada cusub ee maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa caawa lagu dhaariyay Xaflad ka magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle kadib…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle maanta la dhaarin doono.
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in Ugaaska Beesha Xawaadle uu ku soo jeedo magaalada Muqdisho, isagoo kadibna tegi doona…
Dadaalkii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in la isugu keeno xildhibaanada maamulka cusub ee Hirshabeelle ayaa ka socota magaalada Jowhar.
Wararka laga helayo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd laba qof rayidka…
Kooxda Alshabaab ayaa madaafiic ku weerartay xalay saldhig ay ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Iyadoo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu gabagabo marayo ayaa la shaaciyay xilliga ka dooranayo Madaxweynaha…
Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa caawa isku raacay magaca u iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM oo mareysay degaanka Kulan oo degmada…
Ergada ka qeyb galaysa shirka maamul u sameynta Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa goor dhow cod ay u qaaday xarunta…
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu saxiixay wareegto caasimadda maamulka cusub ee Hiiraan…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alsahbaab lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Jalalaqsi. Dagaal…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa ayaa la sheegay in ujeedada ugu…
Wadahadal magaalada Beledweyne ku dhex maray wafdi uu hogaaminayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo odayaasha Hiiraan…
Ergada shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa bilaabay inay ka doodaan Dastuurka uu yeelanayo maamulka Hiiraan…
