Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu soo dhamaaday dadaal loogu jiray in ergooyinka shirka Jowhar lagu celiyo shirka,…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa socdaal lama filaan ah ku tegay magaalada Beledweyne ee Gobolka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ergadii shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ka baxeen hoolka…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Maamul mucaarad ah oo ay dhismihiisa ku howlan yihiin Ugaaska Beesha Xawaadle…
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ah ugaaska beesha Xawaadle ayaa qaadacay go’aan kasoo baxay guddiga Doorashada Dadban.
Wararka laga helayo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaasi caawa ka dhacay qarax loo adeegsaday Bambo.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in bannaanbaxyo waaweyn ay ka socdaan magaaladaasi.
Iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in is rasaaseyn ay caawa ka dhacday magaaladaasi.
Waxaa caawa xaafadda Kooshin ee magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan lagu dilay ganacsade laga yaqaan magaalada.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in caqabad lagu hayo guddiga doorashada Gobolka Hiiraan loo magacaabay.
Kooxda Alshabaab ayaa dhoolatus dabaaldeg ah ku sameysay degaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo dhowaan ay ka qabsatay ciidamada Itoobiya…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in lagu dhawaaqay dhismaha maamul goboleed uu yeesho Gobolka Hiiraan.
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa beelaha gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe u qeybisay xildhibaanada maamulkaasi yeelanayo.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa qeybisay xildhibaanada baarlamaanka loo sameynayo maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa beeniyay inuu u sharxan yahay madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Cabdulqaadir Mayow waa nin degan magaalada Jowhar, wuxuuna ku caan baxay inuu dadka ka qosliyo, isla markaana reer Jowhar u…
Isbaheysiga mucaaradka ee Siyaasiyiimta iyo musharixiinta ka kooban ayaa war ka soo saaray maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Warar la isla dhex marayo ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya uu yahay musharax u taagan xika madaxweynaha…
Siyaasiyiin musharixiin mucaarad ah oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Beledweyne gaaray maanta ayaa ka hor yimid shirka Jowhar.
