Browsing: Hirshabelle
Musharixiin iyo Siyaasiyiin mucaarad ah ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo taageeraya odayaasha diidan shirka Jowhar.
Taliska AMISOM ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada AMISOM iyo Milateriga Soomaaliya ay fuliyeen howlgal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar maanta dib uga furay shirka maamul u sameynta Hiiraan & Shabeelada Dhexe.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa magaalada Jowhar ka jeediyay jeediyay khudbad ku saabsan dardar gelinta maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo…
Magaalada Jowhar waxaa hadda ka socda xaflad lagu soo bandhigayo xildhibaanada maamulka loo sameynayo gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan.
Ugaaska Beesha Gaaljecel Ugaas C/raxmaan Ugaas Cabdullahi oo ka mid ah duubabka waaweyn ayaa maanta ku biiray shirka Jowhar.
Madasha Qaran ee wadatashiga ayaa ansixisay in Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu ka mid noqdo Odayaasha rasmiga…
Xaaladda magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta lagu arkay isbedel weyn oo dhinac ammaanka ah, iyadoo la sheegay…
Shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiran iyo Shabeelaha Dhexe ayaa si qarsoodi ah uga socda Magaalada Jowhar.
Iyadoo magaalada Jowhar uu dib uga bilaabanayo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa odayaasha beelaha labada…
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Siyaasiyiin ayaa uga digay IGAD inay faragelin ku sameyso shirka Jowhar.
Xubno isugu jira odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Mudulood ayaa maanta gaaray magaalad Jowhar, iyagoo ka qeyb galay…
Guddooomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa qaadacay shirka maamul u sameynta Goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Jowhar ka furmaya.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si cad uga hor yimid shirka Jowhar ee maamul u sameynta Hiiraan…
Waxgarad iyo Odayaal kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa ka hor yimid qorshaha IGAD ee…
Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in Itoobiya iyo urur Goboleedka IGAD ay wadaan qorshe shirka Jowhar lagu doonayo madaxweyne…
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD iyo dowladda Soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ergooyin cusub ay ku qulqulayaan magaaladaasi oo dib uga furmayo shirkii maamul…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu taageersan…
Banaanbax looga soo horjeedo urur Goboleedka IGAD, dowladda Soomaaliya iyo Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta…
