Browsing: Hirshabelle
Shir dib u heshiisiin ah oo uu soo qabanqaabiyay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta ka furmay magaalada Beledweyne ee…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Daba-geed) ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraxii caawa ka dhacay gudaha Masjid ku yaala magaalada…
Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in caawa uu qarax ka dhacay Masjid ku yaala magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka…
Howlgal balaaran oo la sheegay in maamulka gobolka Hiiraan uu ku sugayo ammaanka magaalada Beledweyne ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi…
Kooxda Alshabaab ayaa si rasmi ah u sheegtay inay ka dambeysay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo…
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo ciidamada AMISOM ee ka howgala magaalada Beledweyne ayaa amray in magaaladaasi laga saaro dhammaan maleeshiyooyinka hubeysan…
Iyadoo magaalada Jowhar ay ku sugan yihiin inta badan odayaasha dhaqanka beelaha gobolka Hiiraan kadib heshiiskii magaalada Beledweyne ku dhex…
Waxaa magaalada Jowhar soo gaaray odayaasha dhaqanka beelaha gobolka Hiiraan, iyadoo magaaladaasi ay mar kale ku qulqulayaan odayaal dhaqameed, siyaasiyiin…
Ugaaska Beesha Xawaadle Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo diiday ka qeyb galka shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo…
Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ee heshiiska la gaaray dowladda Soomaaliya ayaa ku soo jeeda magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa afka furtay oo si aan hore loo arag u aflagaadeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh isagoo…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Buurane uu ka dhacay qarax Miino oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan…
Heshiis dib loogu furayo shirka Jowhar ee hakadka ku jira ayaa looga dhawaaqay in dowladda Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka Gobolka…
Ciidamada AMISOM ee ku sugan degaanka Ceelbaraf, degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa halis weyn soo food saartay kadib…
Waxaa goor dhow magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan looga dhawaaqay heshiis ku saabsan in odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ay ogolaadeen…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka baxeen degaanka Ceel-baraf ee degmada Mahadaay, Gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo aan la…
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka warbixiyay kulankii dhex maray madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay kala hadleen saddex qodobo oo…
Laba qof ayay ciidamada dowladda ee magaalada Beledweyne ku dhaawaceen bannaabax ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta…
Wararkii ugu danbeeyay ee goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in xaaladda magaaladaasi ay kacsan tahay, isal…
Kulankii labaad ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa hadda ka socda magaalada Beledweyne kadib markii lagu…
