Browsing: Jubaland
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si dadban ugu eedeeyay dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay rasaas siiso…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax gaari uu caawa ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) khudbad xasaasi ah ka jeediyey shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Machadka Heritage oo galabta…
Taliska ciidamada Mareykanka ayaa maanta duqeyn dhinaca cirka ka fuliyey degmada Saakow, Gobolka J/Dhexe, sida lagu shaaciyey war-saxaafadeed kasoo baxay…
Ciidamo nooc cusub ah oo isniintii ay dowladda Soomaaliya ka dejisay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo ayaa loo qeybiyey hub,…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee hoostaga dowladda Federaalka Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) ayaa sheegay in askartii Jubbaland abaabushay ee xuduudka Beledxaawo dhinaca…
Dowladda Federaalka ayaa mar kale maanta ciidamo hor leh ku daad gureysay Gobolka Gedo, kuwaasoo ka degay Garoonka Diyaaradhaa magaalada…
Iyadoo maanta oo dhan dowladda Soomaaliya ciidamo kala duwan diyaarado ugu daad gureysay Gobolka Gedo ayaa galabta waxaa halkaasi gaaray…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ciidamo hor leh u daad gureyneyso Gobolka Gedo.
Wasiirk Amniga Jubaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa sheegay inuu joogo duledka degmada Beled-Xaawo ee gudaha dalka Soomaaliya, isagoo beeniyey…
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay xiisadda ka taagan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib markii dowladda Soomaaliya ay ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Dowladda Kenya inay diyaarineyso Duullaan ay maleeshiyo ay hubeysay kusoo qaadaan degmada Beledxaawo ee Gobolka…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay Ciidamo badan u dirtay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya, gaar haan magaalada Mandheera, sia ay…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada, muuqaallada iyo beelaha ay kasoo jeedaan dagaalyahannadii ka tirsanaa ee weerarka culus ku qaaday Dhismaha weyn…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday inay laba duqeyn ka fuliyeen magaalada Jilib maanta, kuwaas oo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khudbad kulul ka jeediyay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka (Somalia Partnership…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa si kulul uga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo xaaladda Gobolka Gedo, isagoo ku eedeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa lagu dilay nin dhaqtar ahaa, kadib markii ay weerarreen koox…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada Soomaaliya, isagoo si cad u sheegay inaysan doorasho ku…
Bannaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, looga soo horjeedo Warkii kasoo baxay shirkii Musharixiinta Mucaaradka ee Muqdisho ayaa maanta…
