Browsing: Jubaland
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Bam oo xalay lagu qaaday Guriga Wasiirka Wasiirka Degaanka iyo Dalxiiska ee Jubbaland,…
Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.
Howlgal ay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen Gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Nin hubeysna uu halkaasi uu ku dilay Ganacsade caan ah oo maamula…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa taageersan maamulka Jubbaland ayaa xalay saqdii dhexe iska hor imaad ku dhex maray duleedka magaalada…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo bandhigay laba haween ah oo wiil yar oo 2 sano jir ah ka xaday xaafadda…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yusuf Raage oo maanta gaaray gaaray magaalada Doolow, ayaa caawa egay degmada Baladxaawo ee…
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamada Gorgor Diyaarado ku geystay degmooyinka Xuduudka Somaliya iyo Kenya
Dowladda Soomaaliya ayaa cusub oo hor leh diyaarado ku daabushay, kana dejisay degmooyinka xuduudka ee Gobolka Gedo.
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun Dil Toogasho ah ah ku ridday Deeqoow Caliyow Kuusow (Muhaajir)…
Wararak laag helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa la geeyay xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee magaalada Beledxaawo…
Alshabaab ayaa sii deysay laba Dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba oo ay afduub ku heysatay muddo sanad ka badan,…
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shuruud ku xiray doorasho ka dhacda Gobolka Ged, kadib heshiiskii doorashada ee…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay xalau=y weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda ee degmada…
Alshabaab ayaa suldaan kale ku caleemo saartay Gobollada Jubbooyinka, iyadoo ay sii kordhisay odayaasha dhaqanka ee ay ku caleemo saareyso…
Jubbaland oo soo bandhigtay xubno Alshabaab ah oo weerarro ka fuliyey Kismaayo (Magacyada + Sawirro)
Ciidamada Nabadsugidda magaalada Kismaayo ayaa soo bandhigay 3 nin oo la sheegay inay ka mid yihiin Alshabaab oo qaabilsanaa inay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay lagu qaaday goob ay ciidamada amniga ku…
Dabley hubeysan ayaa toogasho ku dishay sarkaal ak tirsana Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo, gaar ahaan degmada…
Alshabaab ayaa degmada Jilib ku caleemo saartay Suldaan C/fataax Xasan Maxamed oo l sheegay inuu yahay Suldaanka beesha Mudulood ee…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dad hor leh oo shacab ah ay ciidamada ka afduubteen halkaasi, ayna…
Maamulka Jubbaland ayaa magacaaba Guddi xal ka gaara dhacdadii degaanka Yado ee Ceelwaaq oo ciidamada Kenya ku dileen qof shacab…
