Browsing: Jubaland
Iyada oo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka &…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamda Mareykanka ay ka fuliyeen duqeyn cirka ah oo ka dhacday…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo diiday wadahadal inuu la…
Xiisad ku saabsan maamulka degmada Baardheere ayaa ka taagan magaaladaasi, iyadoo ay isku hayaan xubno cusub oo ay soo magacawday…
Go’doomintii siyaasadeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku heysay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa u muuqata inay fashil kusoo…
Wafdigii beesha caalamka ee maanta booqday magaalada Kismaayo, lana kulmay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inaan la iska…
Wufuud ka socda wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo saddex toddobaad ah…
Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender ayaa noqday danjirihii ugu horeeyay ee Beesha Caalamka oo kulan la yeesha Axmed Maxamed…
Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa muranka dhalisay Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay si weyn uga walaacsan tahay oo ay isha ku heyso kulan ay si hoos…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ee uu dhowaan dib u magacaabay madaxweynaha maamulkaasi ee Axmed Madoobe ayaa si…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in howlgal ay sameyeeen ciidamada Amniga magaaladaasi lagu soo qabtay xubno la sheegay…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Jubaland una qaabilsanaa degmada Beledxaawo oo isu dhiibay, iyadoo lagu soo bandhigay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay la wareegtay ciidamadii maamulka Jubbalad ee ku sugnaa saddex…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin hor leh ka soo saartay Fatahaad laga cabsi qabo inay ka dhacdo Gobollada…
Dowlada Kenya ayaa shaacisay in wafdigii ka qeyb galay caleemo saarkii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islam ay ogolaansho ka heysteen…
Alshabaab ayaa magaalada Jilib uga dhawaaqay olole lagu magaacabo ‘Carabiyeynta Umadda” oo muddo lix bilood ah dadka lagu barayo.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee dib u doorashadiisa ay sharci darro ka dhigtay dowladda federaalka Axmed Maxamed Islaam ayaa wareegto ku…
Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Alshabaab inay ka danbeysay dilkii xalay loogu geystay magaalada Kismaayo…
