Browsing: Jubaland
Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo gaaray siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galaya caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan howlgallo ay wadaan ciidamada Amniga oo la sheegay…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ee doorashadiisa muranka ka taagan yahay ayaa cambaareeyay tallaabooyinka dowladda Somalia ka qaadatay maamulkiisa…
Waxaa magaalada Muqdisho ku gereiyooday Guddoomiyihii Golaha Badbaadada Jubbooyinka Nabadoon Axmed Jaamac Maxamuud (Qalyar). oo magaalada Kismaayo ay ku dhaawacmeen…
Wasiirka Maaliyadda maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu qaadacay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kadib markii dowladda…
Wasiiro, xildhibaanno, aqoonyahanno, ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa manta isugu yimid kulan gaar…
Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa warar is-khilaafsan oo kala duwan kasoo saartay diyaaradaha tegaya magaalada Kismaayo oo hore xayiraad loo…
Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo ayaa sheegaya in dadka ku dhaqan halkaasi ay isaga barakaceen guryahoodi, kaddib markii ay…
Shirkii Golaha Wasiirada ee Jubbaland oo waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo uu guddoomiyey Madaxweynaha dib loo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in bannaanbax looga horjeedo dowladda Somalia, laguna dalbanayo sii deynta Wasiirkii Amniga Jubbaland…
Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu dhaaciyey in dib loo…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida madaxweynayaasha magaalada Kismaayo ka sheegtay xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa si kulul ugu jawaabay…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si weyn u dhaliilay safarka uu Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ku tegi…
Dowladda Somalia ayaa amarkii saddexaad maanta kasoo saartay magaalada Kismaayo iyo diyaaradaha taga magaaladaasi, iyadoo gebi ahaan la joojiyey duulimaadyadii…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa war kasoo saaray is hortaag uu sheegay in…
Madaxtooyada Puntland ayaa cambaareysay xayiraadda socdaal ee maanta la saaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, waxayna sheegtay inay…
Waxaa xilligan shir uga socdaa magaalada Muqdisho madaxweynayaashii hore ee Soomaalyia iyo qaar ka mida siyaasiyiinta mucaaradka dowladda ee hoggamiya…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta hor istaagay safar uu magaalada Kismaayo ugu sii jeeday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda ayaa muddo saacado…
Dowladda Soomaaliya oo sii xoojineysa xayiraadda ay saartay garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa amar cusub kusoo rogtay diyaaradaha tegaya magaalada…
