Browsing: Jubaland
Xaflad sagootin ah oo si weyn loo agaasimay ayaa caawa ka socota magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu martiqaaday degaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn, halkaasoo uu…
Iyadoo magaalada Kismaayo uu ka socdo wadahadal lagu dhammeynayo khilaafkii Madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Xildhibaanada Baaralmaanka Federaalka ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer wadajir ah maanta ku tegay qaar…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland, iyadoo si weyn loogu soo…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo maanta ku…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka magaalada Kismaayo ka degay wafdi hordhac u ah Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalinta Berri…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia xasan Cali Kheyre uu maalinta Berri ah tegu…
Maxkamadda degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa Saaka xukun dil ah ku fulisay eedeysane kufsi kula kacay Gabar 18 sano…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay Saldhigii milateri ee degaanka Faxfaxdhuun ee Gobolka Gedo, kadib markii 10 sano kadib ay 02-dii…
Madaxweynayaasha maamulalda Puntland iyo Jubbaland si kala gaara war uga soo saaray weerarka Alshabaab ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa si la yaab leh uga…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada amniga maamulka Jubbaland ay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ay u diideen Garoonka…
War kasoo baxay Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbland ayaa lagu mamnuucay olole doorasho oo xilligan laga bilaabo maamulkaasi, inta laga…
Dowladda Somaila ayaa heshiis qarsoodi ah la meel dhigtay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kadib wadahadal muddo…
Qarax xoog leh ayaa lagu qaaday Kolonyo ka tirsan ciidamada itoobiya oo ku sugna degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.
Xiisada diblomaasiyadeed ee ka dhex taagan dalalka Somalia iyo Kenya, kadib markii dowladda Kenya ay dalkeeda kasoo ceyrisay safiirkii Soomaaliya…
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maamul cusub u magcaabay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen degaanka Kobo ee Gobalka Jubbada Hoose…
