Browsing: Jubaland
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inuu muran ka taagan yahay Markab Dhuxul lagu rarrayo…
Afjhayeenkii hore ee Axmed Madooba iyo maamulkii Jubbaland C/naasir Seeraar ayaa si u dhaliiyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madooba, isagoo sheegay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka taagan tahay magaalada Garbahaarey oo shalay ay ka…
Ciidamo Beeleed oo weerar ku qaaday Xarunta Nabadsugidda Jubbaland Kismaayo & Sarkaal ay kala baxeen
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo u abaabulan qaab beeleed ay weerar ku qaadeen xarunta FIAT ee…
Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe maanta ku soo gabagabeysay damaashaadkii Ciidul Adxaa ee sanadkan, iyadoo ku soo…
Wararka laga helayo magaalada Gabahaarey ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in dad shacab iyo ciidan isugu jira oo bannaanbax rabashado…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in bannaanbax rabshado wata oo looga horjeedo wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland uu…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee maamullada Soomaalida oo la xiiriray…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubba ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ay weerar ku qaadeen…
Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn uu maalintii koowaad ee Ciidula Adxaa la beegsaday kooxda Alsahbaab oo…
Kooxda Alshabaab ayaa isu soo bax weyn iyo bandhig ugu dabaaldegtay maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa magaalada Jilib ee Gobolka…
Maamulka Jubbaland ayaa si kulul u beeniyay warka soo yeeray Siyaasiga Soomaalida Kenya ee Faarax Macallin oo sheegay in dowladda…
Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dhibaatada lagu shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud.
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya iyo siyaasiga kasoo jeeda W/Bari Kenya Faarax Macallin ayaa shaaciyay in dowladda Kenya…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay, kana danbeyso…
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey howlgal gaar ah oo ciidamada xoogga dalka ka fuliyeen Gobolka Gobolka Jubbada Hoose…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegayaa in garoonka diyaaradaha magaaladaasi lagu xayiray sarkaal sare oo dowladda federaalka…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in shaqaale ka tirsan kuwa ku howlan dhismaha Derbiga ay dowladda Kenya ka…
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud oo ku…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in madaxweynihii dowlad degaanka soomaalida ee Itoobiya ee xilka ka degay Cabdi…
