Browsing: Jubaland
Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyey inay Khamiistii 2-da bishan Ogost ay 4 qof oo ka tirsan argagixisada…
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin oo maanta muddo saacado ah lagu xayiray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa faahfaahin ka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay kufsadeen Gabdho Soomaali ah oo ku sugnaa degmada Beledxaawo…
Ciidamada dowladda Kenya ayaa weerar qorsheysan ku qaaday tuuulada Dhuunte ee degmada Ceelwaaq, gobolka Gedo, iyagoo si bareer u toogtay…
Kooxda Alshabaab ayaa shacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo Mid ka mida Ismiidaamiyihi fuliyey Weerarkii Qaraxa ahaa ee…
Ciidamada Dowladda Kenya ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, gaar ahaan Xarunta ay ku leedahay…
Kooxda Warfaafinta Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay shalay ku qaadeen kooxdaasi Saldhiga ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ee…
Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jamaame ku soo bandhigay maxaabiis iyo meydad ee ay sheegeen inay ku soo qabteen dagaalkii shalay…
Warbixin cusub oo laga helay weerarkii saaka Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda maamulka Jubba ku lahaayeen degaanka Baar Sanguuni…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus oo Alshabaab aroortii saaka ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maamulka…
Wararka laga helayo lagha helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alsahbaab ay afduub ka geysteen degaano…
Dil naxdin leh ayaa ka dhacay degaanka Buulo Guduud ee duleedka magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada Hoose, kadib markii wiil dhalinyaro…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Brussels ayaa sheegaya in wafdigii maamulka Jubbaland uu ku biiray shirka arrimaha Soomaaliya ee ka…
Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xukun dil ah ku fuliyeen laba nin oo lagu…
Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka maamulka…
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay garoonka magaalada Kismaayo ayaa sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland ay Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo dib uga…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay golaha wasiirada ee maamulkiisa.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal la isku gabal dhacsaday oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Buundada…
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Jubbooyinka hoose ayaa soo bandhigay sarkaal oo ka tirsanaa Al-shabaab iyo dabley ilaalo u ahaa, kuwaasoo…
