Browsing: Jubaland
Ururka Alshabaab ee ka taliya qeyb ka mida Koonfurta Soomaaliya ayaa soo saartay amar yaab leh kadib markii ay isticmaalka…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxay horjooge ka tirsan Alshabaab oo ay weerar qorsheysan ku qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya degmada…
Sarkaal Alshabab u qaabilsanaa Zakooyinka oo isu dhiibay ciidamada dowladda ayaa lagu soo bandhigay agagaarka duleedka Kismaayo ee Baarsanguuni.
Warar dheraad ah ayaa laga helayaa geerida hogaamiyihii ururka Al Shabab Ahmed Diiriye (Abu Cubeyda) oo la sheegay inuu Isniintii…
Imaaraadka Carabta ayaa shixnad gargaar ah u diray maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo iyadoo laga dejiyay dekadda magaalada Kismaayo.
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacay dil toogasho ah oo lagu fuliyey saddex dil sugeyaal ahaa oo dembiyo kala duwan…
Kalluumaysatada magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horeysay billaabay inay dhoofiyaan kalluunka ay ka soo jillaabtaan xeebaha magaalada kaddib markii koox…
Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in ciidamada huwanta ee maamulka Jubba, dowladda Soomaaliya, Kenya iyo Mareykanka ay…
Alshabaab aya shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo ninkii isku miidaamiyey saldhigga Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo,…
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay xeelad cajii ah u adeegsatay weerarkii ay ku dileen askariga Mareykanka ah, kuna dhaawaceen…
Waxaa la helay muuqaalka askarigii Mareykanka ee kooxda Alshabaab ay ku dileen Jimcihii weerarkii ay ku qaadeen degaanka Baar-Sanguuni gobolka…
Ciidamada Soomaaliya, kuwa Kenya ee AMISOM iyo ciidamadii Mareykanka ahaa ee dhowaan degay xarunta Baar Sanguuni ayaa isaga baxay halkaasi,…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday Gaari ay wateen maleeshiyo ka…
Askari Mareykan ah ayaa lagu dilay iyo ugu yaraan laba askari kale oo Soomaali ah, waxaana lagu dhaawacay afar askari…
Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday ciidamo huwan ah oo isugu jiray ciidamada Jubbaland, kuwa AMISOM ee Itoobiya iyo ciidamo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ayaa caawa la wareegtay degmada Ceelwaaq ee xuduudka Somalia iyo…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya inay ka hortageen weerar culus oo kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta khudbad ka jeediyay shirka Gudiga Amniga Qaranka ee ka furmey magaalada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay toogasho ku dileen Sheekh caan ka ahaa magaalada…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in oday ka mida ergadii soo dooratay Baarlamaanka Soomaaliya lagu dilay gurigiisa oo…
