Browsing: Jubaland
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Nairobi afur ugu sameeyay caawa xildhibannada Soomaalida Kenya oo uu hoggaminayey…
Wafdi ka socda xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiga Gurmadka fatahaadda oo tegay magaalada Kismaayo ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha maamulka Jubbaland…
wararka laga helayo Gobolka Jubadda Dhexe aya sheegay in dagaalame ajnabi ah oo ka tirsanaa Alshabaab uu isku dilay degamda…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si kulul u weerarray, isla markaana go’aano ku soo rogay Hay’adaha…
Maamulka Jubbaland ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan ciidamada maamulkaasi kadib markii uu baraha bulshada soo dhigay muuqaal uu ku…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in amar ka soo baxay maamulka Jubaland xayiraad lagu soo rogay Shirarka Odayaasha…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu qaadacay shir ku saabsan arrimaha dastuurka oo dhowaan ka furmi doona magaalada Muqdisho.
Ciidamada milateriga Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigay Hub iyo Saanad loo waday kooxda Alshabaab ee fadhigoodu yahay…
Guddiga Gurmadka ee dowladda Federaalka ayaa lacag ku wareejiyay Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si aan hore loo arag loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
Qarax Bam nooca dhulka la geliyo ah ayaa baabi’iyey gaari ay wateen ciidamada Kenya, waxaana qaraxaasi ku dhintay 7 askari…
Wararka ka imanaya magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan lala beegsaday baabuur kuwa milatariga ah…
Waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Isbaheysi cusub oo mucaarad ku ah Maamulka Axmed Maxamed Islaamin (Madoobe), kaasoo ka shaqeyn doonta sidii…
Dowladda Itoobiya ayaa qaaday tallaabo ay madaxweynaha maamulka Jubbaland kula kulansiiyey C/kariin Qalbi dhagax oo dowladda Soomaaliya ay u gacan…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyay ee iska xaadiriya magaalada Adis ababa ee…
Ciidamada Kenya ayaa soo bandhigay dhalinyaro Kenya u dhashay oo Alshabaab ay ku tababarayeen gudaha Soomaaliya.
Maamulka Jubbaland oo Amar ku bixiyey inaan Dhulka Kismaayola iibsan karin, lana dhisi karin [DAAWO]
Shir ay Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa laga soo saaray go’aan yaab leh oo ku saabsan inaan dhulka magaalada Kismaayo.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay weerar culus oo ay ku qaaday ciidamo huwan ah duleedka magaalada Kismaayo ay ku dishay…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwadda loo heystay askari lagu magcaabo C/llaahi Asad…
Askarigii sida foosha xun u dilay xaaskiisa magaalada Kismaayo ayaa isu dhiibay ciidamada maamulka Jubbaland iyadoo la sheegay in baaritaanka…
