Browsing: Jubaland
Ciidamo gaaraya 145 oo Boolis ah, kana socda Dalka Sierra Leone ayaa shalay soo gaaray Soomaaliya, iyagoo ku soo jeeda…
Askari ka tirsan ciidamada maamulka Jubbland oo dil naxdin leh u geystay xaaskiisa ayaa la sheegay in lagu qabtay magaalada…
Taliska Ciidanka Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka ee Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Taliska Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa sheegay in ay weerar cirka ah ay ku qaadeen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab maalintii…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Ciidanka Kenya iyo xoogag ka tirsan ururka…
Wadahadalkii Soomaaliya iyo Kenya maanta ku dhex maray magaalada Mandhera ayaa lagu gaaray go’aan si KMG ah loogu joojiyey dhismaha…
Nuuraddiin Yuusuf Xaaji oo xilligan ah taliye xigeenka Nabad Sugidda Kenya ayaa shaaciyey ujeedka ay dowladda Kenya u dhistay maamulka…
Afhayeenka kooxda AlShabaab ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan Magaalada Baledxaawo ee Gobolka Gedo iyo Derbiga ay dowladda Kenya ka…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka ka taagan xuduudka Kenya iyo Soomaaliya iyo xaaladda ka jirta…
Dadka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidamada maamulka Jubbaland inay la safteen askarta Kenya ee ilaalada ka…
Gudoomiyihii Guddiga Anshaxa Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cumar Buraale Axmed ayaa ku geeriyooday Magaalada Kismaayo .
Amarro ay dhowaan soo saartay wasaaradda duulista iyo Gaadiidka hawada ee Soomaaliya ayaa ka dhaqan galay Garoonka diyaaradaha ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland uu xiray xudduuda Soomaaliya iyo Kenya ee…
Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa ansixiyay qodob la sheegay inuu ka dalbaday madaxweynaha maamulkaasi oo xayiraad ku soo rogaya in Baarlamaankaasi…
Ciidamada Kenya ayaa gebi ahaan Burburiyey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ee deegaanka Dhamase kaas oo qiyaastii 60 Km u…
Ciidamada Mareykanka oo Duqeyn kale ka fuliyey Somalia, kuna dilay xubno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab
Ciidamada Mareynkanka ayaa duqeyn kale ka fuliyay gudaha Soomaaliya, taasoo laga fuliyay 26-kii bishan degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe.
Magaalada Kismaayo ayaa looga dhawaaqay in la mattaaneeyay magaalooyinka Antalya ee dalka Turkiga iyo magaalada Kismaayo.
Wafdi ka socday dalka Turkiga ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo, kadib socdaal ay ku tageen magaalada Kismaayo…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyay weerar duqeyn dhinaca cirka ah oo uu ku qaaday dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ku…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhigga…
